Inna Lillahi wa Inna Ilayhi Rajicon Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Sheffield/UK ee Restore Hope Somali Community waxaan tacsi tiiraanyo leh ...
NAIROBI:- Waxaan waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelannay Axmed Muxumed Nuur oo loo yaqaano Axmed Bidhic ahn guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Bariga Afrika. ...
Xerada dadka soo barakacay ee Al yaasir ee dhawaan xarakada alshabaab ay ka sameeyeen Gobalka shabeelada hoose gaar ahaan deegaanka KM-50 ayaa la gaarsiiyay deeq ...
Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa ka hadlay ka bixitaanka Al-Shabaab ee ka baxeen Magaalada Muqdisho, iyo hadalada maalmahan soo baxayeen ee ahaa inay dib u ...
Xarakada Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday inuu dhamaaday wajiga hore ee dagaalka, kadib muddo todobaad ah oo ka soo wareegatay markii ay baneeyeen goobihii ay ...
Dambiga Ugu Waayn ee Soomaaliya ay la dagi ladahay waa xaariskamadhaqe Tanzanian ah Oo Lagu Tartamaayo.Wax yabaaha ay soomalya la dagi ladahay ayaa ah mid kula diin ...