header
Search the Site   Advanced Search »
Sections
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031


Poll: Vote
boondheere website
Good
Very Good
Excelent
Bad
Very Bad
Poll results | Old polls


Email to a friend | Print version | Comments (7 posted)

Wararkii Ugu danbeeyay ee Qaraxyo xoogan oo xalay ka dhacay Gaarisa

By boondheerelibaax on November 25,2024

Inta la ogyahayahay 6 qof ayaa ku dhimatay 32 kalana waa ay ku dhaawacantay qaraxyo kala duwan oo xalay ka dhacay magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari.


Saraakiisha caafimaadka ee isbataalka guud ee madaalada Garissa ayaa Idacada Starfm u xaqiijiyay in isbataalka la soo gaarsiiyay 6 qof oo mayd ah iyo 4 qof oo dhaawacyo qaba.


Qaraxyadan ayaa waxaa ay ka kala dhaceen bartamaha magaalada Garissa gaar ahaan Townka iyo xaafada Ingaamiya.


Sidoo kale qaraxa qasaaraha badan gaystay ayaa waxaa uu ka dhacay hotel ku yaala bartamaha magaalada.


Saraakiisha booliska ayaa sheegtay in baaritaanada qaraxyadan ay wali socdaan


Dhacdadaan ayaa imanaysa iyada oo maalintii shalay ahayd qarax miino lagula eegtay gaari ay iska lahaayeen militiriga dalka degmada Mandera halkaas oo uu hal askari ku geeriyooday 10 kalana ay ku dhaawacmatay.


Ma jirto ilaa iyo imika cid sheegtay masuuliyada weeraradi hasa yeeshee waxa la tuhunsanyahay in ay ka danbeeyaan xarakada Alshabab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya oo horaan ku hanjabay in ay weeraro aargoosi ah ku qaadi doonaan dalka Kenya.


Tan iyo intii ay ciidamada dalkan Kenya gudaha u galeen dalka Soomaaliya ayaa waxaa sii kordhayay falalka amniga ka baxsan ee ka dhacaya goobo ka mid ah gobolka Waqooyi Iydoo laamaha amaanka mar hore heegan sare la galiyay .


1123 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 62 votes)
Comments (7 posted)
  • Web Marketing Atlanta offer strategies which are going to be your most useful method to gain great rankings then you will be sure to achieve great financial success. Your website will surely be among the most popular on the internet when you use great search engine optimization techniques, internet marketing tools, and your favorite internet marketing forum.
    (Posted by Web Marketing Atlanta, May 4, 2012, 9:03 PM)
  • Finden Sie die richtige Krankenzusatzversicherung , mit unserem Online-Vergleich können Sie Ihre Krankenzusatzversicherung einfach und kostenlos berechnen.
    (Posted by Krankenzusatzversicherung , May 1, 2012, 12:37 AM)
  • The SEO Services Atlanta have long been preferred by the website agencies because of their unquestionable expertise in this field. Services regarding SEO in Atlanta have been there for a long time, and it is the experience of these SEO companies Atlanta which has enabled them to maintain such a success rate.
    (Posted by SEO Services Atlanta, April 30, 2012, 2:22 AM)
  • Your site is wonderfull I will coming back……. seo service | seo services in Canada
    (Posted by john, March 13, 2012, 2:33 AM)
  • Great post. I was checking continuously this blog and I am impressed! Very helpful information specially the last part :) I care for such information a lot. I was looking for this certain information for a long time. Thank you and good luck.
    (Posted by Assignment Help, February 23, 2012, 2:22 AM)
kids_learning_891332612

read_quraan2_478307109

prayer__time_531036670

bar_aljabra_165065489

baro_english_153740289

Most Commented
Most E-mailed
Featured Author