header
Search the Site   Advanced Search »
Sections
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31


Poll: Vote
boondheere website
Good
Very Good
Excelent
Bad
Very Bad
Poll results | Old polls


Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Daawo Video-Dambiga Ugu Waayn ee Soomaaliya ay la dagi ladahay Waa xaariskama dhaqe Tanzanian ah Oo Lagu Tartamaayo.

By boondheerelibaax on September 28,2024

Dambiga Ugu Waayn ee Soomaaliya ay la dagi ladahay waa  xaariskamadhaqe  Tanzanian ah Oo Lagu Tartamaayo.Wax yabaaha ay soomalya la dagi ladahay ayaa ah mid kula diin ah kula Dhaqan ah oo luuqad aad isku Fahmaaysaan ayaa laga Faanaya ku kale oo aadan isku diin ahaayn oo Gaal ah oo Alle swc Kaa xaraan timeeyay inaad ku faantaan ama aad tartan u gashaan waa waxyaabaha na haaysta oo dagaalka iyo Gaajada iyo masibooyinka ay nooga dhamaan la yihiin waa waxaan anaga gacmaheena ku keensanay allaah swc ayaa Quraankiisa ku cadeeyay Ilahaay Qoom ma badelo ilaa ay ayaga Naftooda ay delaan mooye Bal Fiiri dhibaatada maanta ina haaysata aaway Islaamnimadeena aaway Dhaqankeeni.


468 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 4 votes)
Comments (0 posted)
kids_learning_891332612

read_quraan2_478307109

prayer__time_531036670

bar_aljabra_165065489

baro_english_153740289

Most Commented
Most E-mailed
Featured Author