Home | Maqaalo | Qiso cajiib ah Nin uur qaaday misana dhalay oo gabar caafimaad qabta

Qiso cajiib ah Nin uur qaaday misana dhalay oo gabar caafimaad qabta

Font size: Enlarge font

Sida uu soo warinayo telefishinka ABC News ayaa waxaa caawa dhalay nin mucjisada ahaa ee uurka lahaa kaasoo lagu magacaabay Thomas Beatie ( 34 jir )

Ninkan oo fooshay gabar yar ayaa waxaa ey dhakhaatiirtu sheegeen in uu caafimaadkiisa iyo tan gabadadhaba ey wanaagsan yihiin islamarkaana uu dhalay cunug caadi oo taam ah.

Thomas ayaa lagu beeray cunugan kadib markii ey xaaskiisa ka quusatay wax caruur ah islamarkaana ey dhakhaatiirtu u sheegeen in eysan waligeed dhali doonin.

Ninkan oo ku dhashay markiisii hore qaab haween ayaa la sheegay in uu maray qaliin uu ku badalashay uunta Alle, isagoo iska dhigay rag laakiin aan laga taaban qeybtii ilmagaleenka.

Thomas ayaa ku dhalay isbitaal ku yaal gobolka Oregon ee carigaasi Mareykanka, waxaana ey dad ku booqda isbitaalku sheegeen in uu dhalay gabar yar oo qurxan.

Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

Comments (8 posted):

mandeeq on 04 July, 2008 06:37:08
walaal ila arag mucjisadaan
katie on 04 July, 2008 06:34:16
i never seen a man that got a baby only womens have babies
katie on 04 July, 2008 06:37:09
mucjiso waye
Osman on 04 July, 2008 11:51:34
walaalayal waxa aad ninka uurka leh ku sheegeeysaan maaha nin ee waa naag, waxaay ku dhalatay haawaay waxyna markii dabe iska qasahay naasaha si ay nin iskugu ekeeysiiso waa naag jeclaatay in ay sida ninka u noolaato gaalada ayaa ugu yeera ((ninkii uurka lahaa)) laakiin xaqiiqada waxa weeye qofkani waa dumar ilaahbaana dumar ka dhigay nin ma noqon karto waxaana aan la yaabanahay in dadka soomaalida ah ay hayi raac iska noqdaan oo ay mucjiso ku tilmaamaan naag uur yeelatay timaha garka ed arkeeysaan waxaa ka soo saaray waxay qaadatay hormonada raga oo waxa ay yeelatay cod rag iyo timaha garka hase ahaatee uunka eebe aan la badali karayn ayaa ah in aanay naagtan yeelankarin alaabta ragga wax kastoo ay sameeyso iyo wax kastoo ay gaalada ugu yeeraan waxaa haboon inaan ka feejignaano oo aanan marna ku danbaabin oo aanan oran ninbaa uur yeeshay balse aan niraahno naagtii ragga iska dhigi jirtay oo maanta naagnimadeedii cadeeysatay oo uur yeelatay

mahadsanidiin
amiir on 05 July, 2008 05:16:11
walahi waa cajiib haday tasi jirto waxaan filaya inaay soo dhawatay qiyamihii
Qalaafe on 05 July, 2008 07:08:01
waxan waa waa qof dumar ah ilaahay ayaa ka dhigay naaga iyada isma badali karto marka ma aha ma mucjisee kasaara qoraalkan bil codsi
muna on 06 July, 2008 04:38:54
waxa mucjisa ah ilamaha markiisihore waxuu ahaa dumar waa quf alle nacaladay
nima on 06 July, 2008 11:07:00
he used to be a girl then he transfered into a male . so his organs still are female.

Post your comment

Please enter the code you see in the image:

  • Email to a friend
  • Print version
  • Plain text
  • Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0