SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Muuqaalkani waxad ku arki kareysaan sidaba ka muuqata Gaariga Cadowgu leeyahay oo kasoo baxaya dhanka Midig ee filimka isagoo maraya wadada Garoonka diyaaradaha Muqdisho,halkaasi oo isaga iyo askartii saarneyd ay ku sugayeen xubno kamid ah guutada qaraxyada ee Mujaahidiinta Al Shabaab.
Waxaa filimka ka muuqanaya 4 ruux oo laba haween ah iyo laba rag ah,labada ragga ah midna waa rayid halka midka kale uu yahay Mujaahid kamid ah guutada qaraxyada oo isagu si geesinimo leh u fuliyay howlgalkaasi barakeysan.
Waxaad ku arkeysaan Filimka geesinimada Mujaahidkaasi oo dhowr tallaabo isaga oo u jira remote-ka u taabtay miinada cadowga la kacday,isagoo durbadiibana kaso dhex baxay qiicii iyo holacii gaariga bur burkiisa kasoo baxay,Allaahna uusan waxba gaarsiin.
Filimkaan waxaa uu beeninayaa warkii been abuurka aha ee uu sheegay midka afhayeenka u ah gaalada nagu soo duushay ee calooshood u shaqeystayaasha Afrika,kaasi oo sheegay askar in ay kaga dhaawacantay howlgalkaasi qof rayid ahna uu ku geeriyooday.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Dagaal Culus oo ku dhexmaray xoogaga hubeysan iyo Ciidamada Uganda oo maanta kasocdo (Dhageeyso)
- Dagaaliyahano ka tirsan Al-Shabaab oo gaaray degmada Bardaale halkaasina si weyn ay dadweynuhu ugu soo dhaweeyeen.
- Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- C/llaahi Yuusuf oo markale codsaday Ciidamo kasocda QM
- Yuusuf Dabageed oo ciidamada Itobia ku amreen in uu isaga baxo B/weyn.(Dhageeyso)
- Abul_mansur oo cadeeyay mowqifkooda ku aadan Shirka Jabuuti (Dhageeyso)
- Khasaarihii ka dhashay dagaalkii maqribnimadii caawa ka dhacay Mogdisho
- Madaafiic loo qeybiyey xaafado ka tirsan magaalada mogdisho
- Ciidamada Itobia oo xabsiyo qarsoodi ah ka sameystay Hiiraan jir dilna u geesteen dad ay soo xiraan.