Sections

Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31



9 March, 2008

 1  2  > >> total: 12 | displaying: 1 - 10

Bililiqadii Bakaaraha Oo Qaarkood La Qabtay

Wararka naga soo gaaraya degaanka Baar Ismaaciil oo u dhaxeya Magaalada Muqdisho & Afgooye ayaa sheegaya in Maleeshiyaad daacad u ah Hogaamiye Kooxeedyada Maxamed Warsame ...
Full story

Hogaamiye Kooxeed Hubkiisa Iibsaday Qaxootinimana Codsaday

Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah oo ku dhow Hogaamiye Kooxeedka Cabdulqaadir Beebe oo hadda ku sugan magaalada Dubai ee dalka ...
Full story

Afhayeenka Ururka al-Shabaab Oo Dagniin Xoogan U Diray Ciidamada Dowladda FKMGS Ee Ku Sugan Inta U Dhaxeysa.

Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Sh. Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur ayaa Digniin Culus U Diray Ciidamada Dowladda FKMGS Ee Ku Sugan Inta U Dhaxeysa Magaalada Muqdisho Ilaa ...
Full story

Ururka Al-Shabaab Al Mujaahideen oo shaaciyay in 8 askari oo kamid ahaa kuw Xudur gaaray ay isku soo dhiibeen.

Ururka Hubeysan ee Al-Shabaab Al Mujaahideen ayaa shaaca ka qaaday in 8 kamid ah Ciidamadii dawladda ee shalay gaaray degmada Xudur ay isku soo dhiibyeen ...
Full story

Kadib dagaal xoogan Ciidamadii dawladda oo saaka laga saaray Bakaaraha dibna ugu gurtay Isgoysyada Howlwadaag iyo Aadan Cadde.

Goob joogayaal nagala soo xiriiray Suuqa Bakaaraha ayaa inoo xaqiijiyay in Ciidamadii dawlada ay goor dhaweyd isaga baxeen gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha halkaasi oo ...
Full story

Ciidamadii Itoobiyaanka oo xalay Si Buuxda u faaruqiyay wadada 30-ka iyo Meydad Gowracan oo lagu arkay.

Ciidamadii Itoobiyaanka ee mudooyinkani ku sugnaa wadada 30-ka ayaa xalay saqdii dhexe gabi ahaanba halkaasi isaga baxay iyadoona saaka wadadaasi ay ku xoomeen dad aad ...
Full story

Maxaad kala socotaa ciidamada Mareykanka ee jooga dalka Itobia (Daawo Sawirada)

Tan iyo markii weerarkii ismiidaaminta diyaaradaha lagu qaaday sarihii dhaadheeraa ee New-York (Mareykanka) sanadii 2024/09/11 ayaa waxaa uu Mareykanku iclaamiyay dagaal ka dhan ah waxa ...
Full story

Yaa ugu taajirsan dunida 2008

Kadib 13 sano shaqsigii ugu Qanisanaa Caalamka oo ah Milkiilaha Shirkadda Microsoft Bill Gates ayaa waxuu ku yimid hoos u dhac tartanka Qofka ugu lacag ...
Full story

C/Qani Shacnad oo kusoo biiray musharixiinta Putland (Daawo sawirada)

Aqoonyahan Cabdiqani (Shancad) oo si weyn looga qadariyo magaalada Minnasotta iyo guud ahaan Gobolada Puntland iyo Soomaaliya ayaa xalay si rasmi ah oogu soo biiray, ...
Full story

Digniin laga baxshay Cunida geedka Zanjabiilka.

Dhibaato ayaa ugu sugan Caruurta aan weli dhalan haddii ay Hooyada uurka leh cunto Zanajabiilka. waxaa arinkaan laga war helay mar ay baxsheen Aqoon yahano ...
Full story

 1  2  > >> total: 12 | displaying: 1 - 10
Powered ByBoondheere.com