Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30



June, 2008

 1  2  3  > >> total: 30 | displaying: 1 - 10

Abul_mansur oo cadeeyay mowqifkooda ku aadan Shirka Jabuuti (Dhageeyso)

Dhagees-Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansoor oo goor dhaweyd shir jaraa'id dhanka taleefanka ugu qabtay warbaahinta Muqdisho ayaa shaaciyay Ururkooda Al-Shabaab in aysan ...
Full story

Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay ka soo horjeedaan in Ciidamo Shisheeye la keeno Soomaaliya Bad iyo Berri

Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley oo maanta shir jaraa’id qadka taleefoonka ugu qabtay warbaahinta Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ay ka soo ...
Full story

Ahmedou Ould-Abdallah oo Beesha Caalamka ugu baaqay in ay taageerto heshiiskii ay dhinacyada Soomaalida ku gaareen Dalka Jibouti

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsa Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah ayaa beesha Caalamka ugu baaqay in ay taageerto mirihii ka soo baxay wada ...
Full story

C/llaahi Yuusuf oo markale codsaday Ciidamo kasocda QM

C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta la kulmay wafdi kasocday QM ee gaaray wadanka Jabuuti ayaa waxa uu ka codsaday sidii QM ay  ciidamo ugu soo ...
Full story

Ciidamo ka tirsanaa Dowlada fadaraalka oo maanta u Galay Xoogaga Maxkamadaha.

Ciidamo ka tirsanaa dowlada fadaraalka gaar ahaan ku gobalka sh/dhexe oo ka goostey dowlada ayaa gaaray Magaalada jowhar ee Xarunta Gobalka shabeelada dhexe.Ciidamadaan oo wata ...
Full story

Dagaal Culus oo Goor dhaw ka Bilawday Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Dagaal Xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta casir liiqii waxaa uu ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka ...
Full story

Dagaal Culus oo goor dhaw ka Qarxay Ex,Warshadii Baastada oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia

Dagaal Culus ayaa goor dhaw waxa uu ka bilawday Ex,Warshadii Baastada oo fariisin u ah Ciidamaa Ethiopia iyadoo dagaalkaasi laysku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan.Dagaalkaan ...
Full story

Dagaal goordhawed ka qarxay wadada Maka al mukarama ee Degmada Waabari.

Iska hor imaad xoogan ayaa ka qarxay wadada maka al mukarama xili halkaas ay xirteen Ciidamada Dowlada iyo kuwa itoobiya oo halkaas u diiday dadka ...
Full story

Dagaal xooggan oo ka socda qeybo ka mid ah Degmada Karaan

Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa haatan wuxuu ka socdaa qeybo ka ...
Full story

 1  2  3  > >> total: 30 | displaying: 1 - 10