Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Hoobiyeyaal ka badan 6 madfac ayaa lagu garaacay xarunta warshadda Baastada ee ciidamada Itoobiyaanka halkaasi oo dagaal xoogan uu haatan ka soconayo kadib markii duqeynta dhamaatay.


    Xoogaga wax iska caabinta ayaa weerar culus kaga hortagay ciidamada Itoobiyaanka iyadoona daryanka rasaasta nuucyadeeda kala duwan aad loo maqlayo oo ay dheer tahay madaafiicda goobta

    Ciidamada Itoobiyaanka aya madaafiicdii lagu soo tuuray ka jawaab celiyay iyadoona aan si dhab ah loo sheegi karin khasaaraha rasmiga ah ee dadka rayidka ah kasoo gaaray madaafiicdaasi.

    Wixi kusoo kordha kala Soco boondheere.com

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)