Somali BBC
SomaliLinks
Allwadani.com
Aayatiin.net
allsomaliforum.com
Aayaha.com
AminArts.com
baraawepost.com
Bilaajo.com
BBC SOMALIA
Bulshoweyn.com
Calanka.com
Cakaarra.com
Codkawaamo.com
Dhagaweyne.com
Dayniile.com
Dadkeyga.com
Fadhi.com
Goobjoog.net
Addacwah.com
Hiiraan.com
ilaqosal.com
Jawiil.com
Jammaame.com
Jowhar.com
Mugadishocity.com
Midnimo.com
manabolyo.com
Magaalo.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Somalisc.com
Soscaonline.com
Somaliradiolive.com
somaliswiss.com
Shabelle.net
Wadanka.com
Warmoog Live
Yaaqshid.com
Shabelle.net
djiboutination.com
ceelbuuronline.com
xoghaye.com
Did you enjoy this article?
(total 0 votes)
Iska hor imaad xoogan ayaa ka qarxay wadada maka al mukarama xili halkaas ay xirteen Ciidamada Dowlada iyo kuwa itoobiya oo halkaas u diiday dadka iyo Gaadiidka.
Dagaalka oo laysku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka soconaya wadadaasi, iyadoo dagaalka u dhexeeyo Ciidamada halkaas ku sugan iyo xoogagga ka soo horjeeda.
Waxaana sidoo kala si rasmi ah loo ogayn sababaha ay Ciidamada is garabsanaya ay u xireen wadad maka al mukarama inkasta oo ay xiraan marka ay soo dagayaan Masuuliyiinta sar sare ee Dowlada ama ay dhoofayaan.
Ilaa hada lama oga khasaaraha dagaalka ka dhashay iyo sababaha uu ku bilowdey intaba wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Soomaalinews.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay ka soo horjeedaan in Ciidamo Shisheeye la keeno Soomaaliya Bad iyo Berri
- Xeebaha Magaalada Muqdisho oo ay ku soo dhawaadeen Maraakiib Dagaal iyo Xaafada Ka agdhaw oo ay dul heehaabayaan Helicoptero.
- Ergadii isbaheysiga dib u xoreynta oo ka baxey iyagoo careysan hoolkii uu ka socdey shirka ka dib markii uu soo fariistey safiirka Ethiopia u fadhiya Jabuuti, lana diidey in laga saaro hoolka.