Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | Islam

    Islam


    Dardaarano Ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Q 5aad

    Waxaan Qeybtaan Shanaad kaga hadleynaa Axkaamta Ciidda iyo aadaabta looga baahan yahay ruuxa Muslimka ah maalmaha Ciidda ah.Ciid magac ahaan waxaa la yiraahda wax dadku ...
    Full story

    Ku dhowaad Saddex milyan Xujey Muslimiin ah oo maanta taagan Baanka Carafo.(Maasha Allaah)(Daawo Sawirada)

    Ilaa saddex Milyan oo Xujey Muslimiin ah oo ka kala yimid dunida dacalladeeda ayaa maanta taagan Banka Carafo, halkaasoo ay ku gudanayaan Rugniga Acmaasha Xajka ...
    Full story

    Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-xaj Q 4aad

    Wxaan Qeytaan Afaraad kaga Hadleynaa Fadliga Maalinta Carafo iyo Fursadaha ku jira Maalinkaas.Maalinta Carafo waa maalin aad u Fadli Badan waana Maalin maamuus Gaar ah ...
    Full story

    Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Q 3aad

    Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Q 3aad    Waxaan Qeybtaan Sadaxaadna kusoo qaadaneynaa arin Xeriir la leh Qeybtii ka hor        -eysay ee ku Saabsaneyd Axkaamta ...
    Full story

    Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Q 2aad

    Waxaan Qeybtaana kusoo Bandhigeynaa Axkaamta Udxiyada, taasoo ah Axkaam ku Gaar ah Bishaan Dul-Xaj laga Bilaabo Maalinta Ciidda ilaa sadaxda Maalin ee ka dambeysa, taasoo ...
    Full story

    Dardaarano Ku Gaar ah Bisha Dul-xaj (Q 1aad) "plz Read" for your own..

    Bishaan Dulxaj waxey ka mid tahay Bilaha Xormada leh , waxeyna lagaar tahay inay Xamabaarsan tahay Maalmo gaar ah iyo Camalo waa waeyn, waxaanu uu ...
    Full story
    tajwiid_988213837.jpg kids_learning_891332612.jpg prayer_486072398.jpg prayer__time_531036670.jpg Read_Quraan2_478307109.jpg
    Featured author
    Vivvo Boondheere.com