Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | Video's | Banaanbax Rabshado Wota Oo Ka Dhacay Nairobi (Dawo Video)

    Banaanbax Rabshado Wota Oo Ka Dhacay Nairobi (Dawo Video)

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (6 posted):

    daacad on 14 January, 2010 10:54:14
    xayawaan baac ah ayaa taha waa laguugu yaaq yaaqsoon walee qof aatahay qalbia ayaan kaa arkaa waad iila tahay baac dheeraaday aanan nolosha waba ka ogeen waan kuu layaabay ee waxaan oo kale hanagu soo qorin yaaney weblayda kuugu qosline ee orod oo shaqeyso waad shaqo la dahayee 00000000000ro
    on 15 January, 2010 04:02:57
    Yaad la hadleeysaa cidda aad la haldleeyo ayaa lagu wareeray .
    Maano on 15 January, 2010 04:23:19
    Yaad uqadatay in uu lahadlayo?
    Ali on 15 January, 2010 04:56:39
    Dowxiidka Alle yaan waxlakudulmin oo nadaam hanaan dowli dhisan yaan laku calqaladeenin sabar iyo duqaad baa lobahanyahay,ixtiraam sharaf beey diinta islaamka ledahay oo yaan lakatekin.Wabilaahi towfiiq
    shareeco islaam waxaan ka jeclahay dastuuri iyo dimoqraasiyad on 15 January, 2010 04:26:02
    waden keenu waa inuu noqdaa wadan dastuuri ah ee aan aheen waden shareeco islaam ah waa yo dad baa dhagax la gu dilaa
    Ali on 15 January, 2010 05:33:04
    Dastuuduurka Illah raali uu kayahay ee duninada ugu talakalay waa shareca Islaamka in lakudhaqmo wixii kasohara kudhaqanka sharecada waa iska xaal mastuur.Hadaba anaka oo helikarna in aan kudhaqano sharecada Islaamka makarankaro waxa nokeynayo xeer mastuu iyo xeer jajab ileen sharecada baa wax walba nakagafineysa oo nokudiyaar ah.Waxaan kacodsanaya in dib isukulabadid oo caqlika midka uu kuqabobayo si miirqab ah ugabarandagdo.Waxaa kale oo kuracsinaya arintan wadamadi waa weeyna ee dunida baa maanta uhelan sitardiib oo taxatir kujirta uqadayo in ay kusodabalaan wadamadoda sharecada Islaamka oo aad arkeysid in malin walba waxkabedelaan nadaamki iyo xerarki ay dhigteen fahmadna uyeeshay waxtarka bulshada in ay ku jirto kudhaqanka sharecada Islaamka wax kawanaakasna eysan jirin.Wabilaahi towfiiq

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    2.00
    Vivvo Boondheere.com