

Cayaaro saaxibti nimo ah oo ay dhaxmartay Cayaal dadooda u dhaxeeyso 13 jir ilaa iyo 7 jir oo aay soo qabanqabiyen Semcay iyo Muqdishofc. Daawo Sawirada Iyo video
Fri. Oct.30,2009 waxaa ciyaaraad u xiiso badan oo saaxibtinimo soo qaban qaabiyeen Samcey Iyo Muqdishofc. waxaana halkasi ku loolamayay Sedax team oo aay dadooda kala yihiin 13 jir, 9 jir, iyo waliba 7 jir. Waxaa halkaasi ciyaaartii ugu horeeysay forfaayt ku qaaday kooxda Magaceeda ku dheeleeysay Semcay waxaa ciyaartii 2aad dhexmartay Caruurta dadooda ka yar tahay 9 jirada waxaayna soo bandhigeen cayaar aad iyo aad ula dhaceed dad weeynihii daawanayay iyo waalidiintii ka soo qeeyb galeen daawashada. Cayaartaas oo gabagabdeeda kusoo
gabagaboowday 2 iyo 2 ugu danbeeyntii ayaa waxaa hadana fooda isdarsaday caruurta dadooda ka yar tahay 13 jir halkaas oo ayagana cayaar wanaagsan soo ban dhigeen ugu danbeentiina waxaa aay cayaartaa
ku soo gabagaboowday 4 iyo 1 oo aay guusha ku raacday sida caadadu ahaayt kooxda magaceeda ku dheeleeysay Semcay. Waxaa mahad mudan leh dhamaan gudiga kooxda Muqdishofcoo hogaaminaya Macalin Xarbi iyo Abdirahiim Ali Raage. Dhanka kalena Dhamaan gudiga Semcay gaar ahaan Macalin Baruuno,Ahmed B. Iyo waliba Anwar Taabit
sidoo kalen waxaa kulankaan mid lamid ah uu dhici doona 2 isbuuc ka dib Insha allah...
Hey Semcay team there is A Game
Next friday Aganist Sosco Team Nov. 20,09
Are we Ready for that let me hear from you guys
MORE PICTURE WILL BE SOON COMING INCLUDING VIDEOS
Comments (37 posted):
BACK OF BRIGHT KIDS WHICH IS MOQUDISHUO F.C
OHHHHHHHHHHYA
AAAAAAAAAAAAAAAAAA
BACK OF BRIGHT KIDS WHICH IS MOQUDISHUO F.C
OHHHHHHHHHHYA
AAAAAAAAAAAAAAAAAA
GET THAT IN YOUR HEAD!
51 University Avenue, P.O. Box 3231,
Toronto, Ontario, Canada, C1A 7N9
Then maybe you can start talking to us bright kids. You guys don't even know how to play the game of soccer when you guys learn to play then w will play you and when you get an actual referee who refs the game fairly until then go continue learning english.
Post your comment