

Taliyaha ciidanka bileyska somaliland oo ku tilmaamay qaraxii xalay fiidkii lala beegsaday xaruntii ciidanka ee laascaanood inay ka danbeeyeen madax ka tirsan putland
"xaraxii shalay waxa ka dambeeyey qaar ka mida madaxda butland"
Hargetsa (Boondheerenews) Taliyaha ciidanka bileyska somaliland oo u waramayey wakaalada wararka somaliland ee SONNA ayaa isagu ku tilmaamay qaraxii xalay fiidkii ka dhacay magaalada laascaanood gaar ahaan xarun ay ciidanka bileyska somaliland ay ku leeyihiin gobolkaasi
Qaraxan ayaa sdia la tilmaamay waxa uu ahaa mid u dhacay si layaab leh kaasoo ay maleeshiyo aan la garaneyn ay ku tureen bam xaruntaasi ciidanka
Halkaasoo ay ku dhaawacmeen sadex qofi.
Dhanka kale taliyuhu isaga oo sii xoojinaya tilmaamtiisan ayaa waxa uu xusey inay madaxdani ka socotey butland ay isu dayayeen kuna hanjabayeen sidii ay ula wareegi lahaayeen magaaladaasi waa sida uu taliyuhu sheegay isaga oo u warmayaa
Wakaalada wararka somaliland ee SONNA .
Dhanka kale taliyuhu wuxuu dadka degan laascaanood ee taageersan somaliland kula teliyey inay ilaashaadaan qarannimadooda .
Xarunta wararka Boondheere
Hargeysa somaliland
Comments (0 posted):
Post your comment