Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio
  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | Islam | Aabihii Wadanka oo leh Masaajida ilmihiina ka ceshada iyo da'yarta oo lagudiray Culumada daawo video..

    Aabihii Wadanka oo leh Masaajida ilmihiina ka ceshada iyo da'yarta oo lagudiray Culumada daawo video..

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (20 posted):

    abuubakar on 14 December, 2009 12:28:29
    waxba ma sheegayo umal culumada fadhi kudirirka ayuu kamid yahay hadu wax sheegayo xasaan haka qabto umada sheekh cukaashe haka qaato cilmiga saxda ah. akhwaan iyo itixaad iyo ictisaam iyo khawaarij ha is kaga haro scw
    daahir on 14 December, 2009 12:57:43
    asc sheeq maxamed umul maanta hada tihiin culimo hadal wax mataraayo ee runta hada ka hadleesay xaqa alle adaa soomaaliya inaad meel nabad joogtaan aad wacadi aan jeedineena wax macquul ma aha ee hada xaqa alle sheegeesan taga soomaaliya
    Hagar diid on 14 December, 2009 02:21:28
    Sheeqow horta hadaad ala ka cabsanayso tak somaliya oo u sheeg runta alshabaab iyo shaydaan xassan daahir , hadadan taageersanayn.
    dulmidiid on 14 December, 2009 05:38:16
    SCWW marka xigta shiekha sharafta ha aga dhicina waana tagyay soomalia asaga o dagaal ka socdo laakin soomali ayaaga isku maqan waa tuug iyo tuugiisa sidaa haba ahaatee wuxuu shiikha idin leeyahay ka dhageeystawaa halkii shiekh oo idin haray oo ka faaideeysta wabilaahi towfiiq
    محمد on 14 December, 2009 10:40:59
    أراك متحيرا ياأمل ومنهجكك مضظرب هل أنت تريد أنتتراجع منهجك ألاول أم أنت مصر علي خظئك؟. قولك هو عنز وإن طارت أن صحك أن لاتموت علي هدامنهجك عقيم وأن تسأل العلماء في مسائل المدلهمة
    on 14 December, 2009 11:25:13
    Sheikh Umal ukahadlay kheikh sharif inu yirahaday ciyalkiin kareeba masjidkiin balse ilahada uu kamermerayaa inu kahadlo Dahir awees 40 years dhibka ukahayo umada somaliyee. marka inaye yihiin shabaab khawarijee kukamermerayaa.
    ali on 15 December, 2009 03:07:45
    umal hodow run shegayo nimankan arxan lawayaasha mow xaqa u sheego sxb kiisa xassan daahir koley waa qawaarij wadad is kaga keyna dhigaayo tankale wadada suufiyada maxaad u gaaley siinee war diinta been xa ka sheegin tagfiir nimada dhaaf
    Ali on 15 December, 2009 04:37:54
    Umal ragyaqaana maahan rabiyaqaama maahan.Shariif ma'usandhihin hadalka uu kashekayo ee sidii uu uyiri ha'usheeko hadow yahay nin diinda waxkayaqana Umal.Hadalki Shariifka waalahaya iyada oo kuduban CD iyo DVD.Imaamka masajidka Abubakar Sadiiq waxuu cadeyay in Shariifku hadal qalooc ah kuhadlin markulakulmay mamulka masajidka iyo walidiinti mufaja'adu kasokartay ubadkodi iskuqarxiyay qaarketna ku geriyoday Muqdisho iyaka oo lasafan uruurk al-shabaab.Waxaan kaxumahy Umal wax loohayo marqaadi isaka oo shaqsi shekanaya in uu yahay ruux diinta islaamka waxkayaqana.Waxaa kale uu Umal dhekesikisan kujirtay qiso uu kabeen shekay asxaabi Khlid Bino Waliid arintana waxaan kacodsanaya Umal in dib ulalaabto oo sosaxo.wabilahi towfiiq
    fatima abukar on 15 December, 2009 08:56:11
    FADLAN WADAAD KU SHEEGAAN TUUGA AH SHEEKH YAAN LOOGU YEERIN, WAA TUUG KA DHERGEY XOOLIHII AY RAABITADA ISLAAMKA USOO DIRI JIRTEY MASAAKIINTA SOOMAALIDA, CIMAAMAD LA SAARTANA SHEEKH LAGU NOQON MAAYO>
    DULI DIID on 15 December, 2009 03:23:00
    Sheeydaankaan in uu been sheegaayo waa loo jeedaa ala been ku xoog badanaaa dad waxaa uguugu xun nin waxa uu rabo ka ganbado ama waxa uu jecel yahay sheegan ka rin sheeydaan umul nin ki ku dhageesto waa sheeydaan kale
    Shugri on 15 December, 2009 03:43:05
    Shan maalin shiiq lakuma noqdo.Waa namiimiye hudhud ah oo kalagaranla kalinta uu kagajiro adunyada.Waan kaxumahay sida uu udhunsanyahay Illah baan ubaryayaa in usohanuniyo.Wabilahi towfiiq
    C/CASIIS on 18 December, 2009 08:05:33
    ASALAAMU CALAYKUM DHAMMAANTTIN, SHEKHAAN LAGU MAGACAABO UMAL MA RABO IN UU RUNTA KA HADLO SHABAAB IYO XISBUL SHAYDAAN MUU FARTA KU FIIQO OO UU YIRAAHDO SHABBAB WAAD QALDANTIHIIN KA DAAYA UMADDA MUSLINKA AH DILKA GAWRACA IYO GAALAYSIINTA MARKUU SHEEGAAYO HALKALMAD OO UU SHEEKH SHARIIF YIRI UUNA SI KHALDAN U FASIRAAYO MUU KA HADLO ISQARXINTAAN DANBIGA WEYN EE AY ALSHABAAB KA DANBEYSO
    musawi on 22 December, 2009 12:57:07
    Salaamun Calaykum, intiinan meesha wax kusoo qortay badankoodu waxaad takfiiriyiinta ummadda dhiigooda dheeftooda dhaqankooda ku bannaysanaya.
    Shiikh Ummal iyo ciddii kale idinka ra'yi duwanaadaana waa sheydaan iyo wax la mid ah sida aad qabtaan. Ilaahay idinka ha idiin soo hanuuniyo, haddaad diidaana ummadda ha idinka qabto.
    Ummaddana qalbigooda maydaan jeexine ha gaalaysiinina haddii kale idinkaa gaalo noqonaya.
    SHARIIF FAYSAL on 26 December, 2009 11:52:27
    DADKIINA CULIMADA CAAYAYA WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA WALAAHI SUMA WALAAHI DAD WAXAN OGAA CAAYI JIRAY SHEEKH CUMAR FARUUQ WALAAHI DADKII CAAYI JIRAY WAXAY NOQDEEN QAAR WAASHAY IYO WAX ILAAHAY CARUURTII KA QAADAY MARKAA WAXAAN IDIN LEEYAHAY ISKA DAAYA CULIMADA ILAAHAY BAA ARKAAYA HADABA CAYDA KA DAAYA NINKASTA ILAAHAY BAA OG ILAAHAY KA XISHOODA NAFTIINA U BAQA
    Hindi on 27 December, 2009 04:52:40
    Scww.Hadaad Sheekh Umal Sheekhnimo u diideen Yaa Sheekh idiin ah? Yaahuu Sharkiin idin raac.intaad culimada ka cararaysaan ogaada Alle iyo Rasuulkiisa ayaad ka cararaysaan.
    Ali on 28 December, 2009 06:24:46
    Waxaan jognay qofli naka horyimada waa gaal waa murdad hadana mawaxatimid inaga qofki nakahoryimada ilmaha waa kadhamanayan iyo wowalanaya cajiib.Walaalow mawaxaas oo sharik ah waxaad ukaleysa umal ayidadiisa aad adigu aad ayidsantahay.ilowsha oga shalay beey aheed marki aad lahedeen owliyo majirto waa qurafaat oo nin lasiyarankaro oshiiq ahaa majiro sufiyada aad qaburaha bey cabudan lahedene maxaa iskiin bedelay.Umal ninki wax kashego afkaa qalocanayo halkeed kakeentay loox maxfuudka miyaad kuso araktay.Wabilahi towfiiq
    Hindi on 28 December, 2009 03:48:34
    Jawaab Ali, Walaal cid Weli ah Allaa og, haseyeeshee ninka Sheekh Umal iyo inta la mid ah ee Culimada Caalimiinta ah, ninka sharaftoodu aanay waxba la ahayn ee aan biri magadayba lahayni, ha ogaado in hilbaha culimadu sumaysan yihiin (Luxuumul Culamaa' masmuumah), ninkii cunaana waa ku dhimanayaaye ha ogaado.Markaad fududaysataan wax ka sheegga culimada waxa idiin xigi doona wax ka sheegga Diinta.Umal difaac igama ahee, waxaan difaacayaa magaca uu huwan yahay,iyo shayga uu xanbaarsan yahay.
    Ali on 29 December, 2009 12:48:04
    Kuwaan maanta mashaa'iqda laleyahay waa kuwi shalay lahaa culumada Somali ee halkanka dheer usoma maray fidinta iyo xojinta diinta islaamka.Nin oday ah baa waxuu arkay weel isqadqadayo jesjes markas buu kuyiri weelkan wuxuu utalabsanaya sidi i'arka i'arka imaqla waxaa kadambeya iqariya iqariya hadaba waxaan kushekaya duuqtan muryaan dineedka ah dhamaantoda rabay in ay bililiqastaan magaca iyo sharafta culumada islaamka Somali in ay kuhongobeen uu uku horeyo Umal waa dalimiin godob kagalay diinta islaamka maantana waxeey takanyehiin halki iqariya iqariya uu jogay weelki dhalinyata aha ee utalabsan jiray i'arka i'arka Umal iyo kuwalamidka ah hadan iqariya iqariya buxalkota maraya.Wabilahi towfiiq
    ifrax on 04 January, 2010 07:41:52
    asc wrx wbr walaalayaalooow su,aal ma iloowdeen inuu labadiina garab **raqiib iyo catiit** saaran yahiin oo waxaad qoraysaan la qori ma hilmaanteen? mida kale culimada islaamka maxaaa idinku dhaqaaajiyay mawaxaad qabataaan baad waydeen? culimada oo la caayo waxaaa laga qaadaa ,,abaar,,waali,, ubad la,aan iyo aakhiro xumo. iska dhaafa culimada oo naftiina meeel usamaysta. haduu sheekh umal sheekh yahay iyo haduu shaydaan yahay isaga iyo ilaaha bay utaal. waxaanse qiraynaaa oonu makhraati ka nahay inuu khayr sheege yahay intaanu ku naqaan ani iyo intii kala fahansan xumaanta iyo samaanta. waxaanse ilaahay idiinka rajaynayaaa hanuun waasic aha
    ifrax on 04 January, 2010 07:41:52
    asc wrx wbr walaalayaalooow su,aal ma iloowdeen inuu labadiina garab **raqiib iyo catiit** saaran yahiin oo waxaad qoraysaan la qori ma hilmaanteen? mida kale culimada islaamka maxaaa idinku dhaqaaajiyay mawaxaad qabataaan baad waydeen? culimada oo la caayo waxaaa laga qaadaa ,,abaar,,waali,, ubad la,aan iyo aakhiro xumo. iska dhaafa culimada oo naftiina meeel usamaysta. haduu sheekh umal sheekh yahay iyo haduu shaydaan yahay isaga iyo ilaaha bay utaal. waxaanse qiraynaaa oonu makhraati ka nahay inuu khayr sheege yahay intaanu ku naqaan ani iyo intii kala fahansan xumaanta iyo samaanta. waxaanse ilaahay idiinka rajaynayaaa hanuun waasic aha

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    2.60
    Vivvo Boondheere.com