

Somali Radio
Somali Linkz
Aminarts.com
Alhidaaya
allceeldheer
allmuqdisho
Calanka.com
Cammaara
Cadale.com
Ceelderaad.com
Cisaleey.com
dalkanews.com
dayniile.com
Hiiraan.com
Hobyostate
Ilaqosal.com
Ilbax.com
jowhar.com
Maqaal.com
Somalisc
markacadey.com
midnimo.com
Newbanadir.com
onkod.com
qaranimo.com
somalifans
somalinet
somaliswiss
Sosca.ca
Somalidaxorta
Wadanka.com
Xeebtaliido
Xogta.com
Islam Linkz
MiniMuslims
Daarulcilmi
Waaniye
Alhidaaya
somalisunah
Rate this article
Comments (26 posted):
RASUULKA SCW WUXU YIRI" Labo qof muslim o seef isku qaata kan la dilay iyo kan wax dilayba naartey galaan"
Aaayda quranka ah o michanaheda mesha lagu so qorayna waxey ku socotaa musliminta jidka alle ku shahiida KAARAAN iyo SHIBIS jihaad kama jiro
Horta Sh. Daahir waxuudiiday inay Maxadweyna somaliya ka noqdaan C/llahi Yusuf, hadana Sheekh Shriif MA OGOLAANAA BINLAADI INUU MADAXWAYNE KA NOQDO (JAWAABTA WAA MAYEE SOMALI MA AHA) WAXUU UGOLAADAY ABDIKASIM WAXUUNA U OGOLAADAY MUQDISHO AYUU DHINAC DAGAY ABDIKASIM LAAKIIN JIDKII UU CALI MAHDI DIIDAY OO AY CAYDIID ISKU QABSADEEN AYUU CABDULLAHI YUSUF QABSADAY IYO SHEEKH SHARIIF OO AH (IN DALKA UU AHAADO MEEL HAL MADAX LEH) DOWLAD LEH SHL DAAHIR WAA UU SHEEGAY SHEIKH SHARIF KAMA YEELAYO INUU WADANKA SHAREECO KU XUKUMO MARNEH HA YIRAAHDO SHAREECAAN RABAA MARNEH QOFKAAS MAKU XUKUMAAYO. WAXAA KASII HOREEYAY INUU YIRI ANAGA CIIDAN SHESHEEYO MARABNO HADANA WAXUU YIRI WALAALHEENA CARABTA AMA MUSLIMIINTA SHESHEEYO MA AHA. MARNA WAXUU YIRI AMXAARO MA RABNO WADANKA INAY SOO GASHO ELETERAYA DAYUURADAHEEDA AIPORKA MUQDISHO KUWA UGU HOREEYAY OO SOO DAGAA AYAY AHAAYEEN. Shalay waxaa la dhacay dadkii gabal cadka ahaa oo la yiri somaliya waxba kuma laha waafulayaal maantana Etoopiyaanka waxaa kasaaray dalka qabaa'ilada aan hubaysney way ogyihiin dhamaan qab qablayaalka dagaal Reer Banaadiriga inay geesi oo xaq ku dagaalama ay yihiin oo xoollo ama reer guuraa is rabin inaysan ahayn. Hawiye ma rabto inaad noolaato hadaadan ahayn haweye laakiin Abgaal waxuu fakaray hadiiba dhulka uu sheegto lala noolaanaayo in somali wayn ku wada noolaato laakiin Habar gidir kaliya ma rabto. Habargidirna Anaga aan loolaano oo kaliya ama hala wada dhinto (Nolol kaligeena dhimashana kuligeena Aduunka inta joogta geerida). Allah waxaan ka baryaa inay u noqdaan diinta Islaamka waa hadii ay ka tageen hadii ay aqoonina ay bartaan diinta oo ku camal falaan. Allah danbi dhaaf ayaan ka wada codanaynaa.
MARKA WAXAAN LEYAAHAAY ILAHEEY CAAFI MAAD
waxaanse hubaa in Somaliya maanta jahawareer xun uu ka jiro.oo wadaad ku leeyahay war jannadi baa ka dillacday meesha oo gaalo ayaa ku soo duushay kuwa dawladda sheeganayaana waa wakiilladi gaalda oo diinteena ayay duullan ku yihiin ee nafta hura.
wadaad kalena waxa uu ku leeyahay ummadda Somaliyeed hal cod bay ku hadashay oo waxay dooratey guddoomihi hore ee maxakamdaha islaamka ah oo nin diimeed ah shareecada in lagu dhaqmo ayuuna ku dhawaaqay wixi intaas ka dambeeyana asaga ayaa ulul amrigi dalka ah.ciddi ka hortimaaddana marka ay ugu yartahay waa khawaarij ama cisaabo fawdo iyo fatqalallo ku wadda dalka.halka qaarna ayba leeyihiin ururrada dagaalamaya qaar ayaaban loo nisbayn karin diinti saxa ahayd inay ku socdaan oo waxay ay wadaan ibtidaac iyo takfiir jeebkooda ah oo dada ay ku gaaleysiinayaan waana khatar in wax lagu darsado.
marka wiilka labadaas aragtiyood dhexdoda xabbaddu ku heshay ilahay ha caafiyo maskiinka laakiin anigu hal erey oo amman iyo caay ah ku darsan maayo ilaaha weyn ee xisaabta degdegga ah badan ayaan u daayay asagaa og sirta iyo waxa kasii qarsoodi badanba.
hadii 17 sano xaq u dirir ahayeen 2009kii waxay la baxeen mujaahid al sheydaan iyo al ximaar wax yaalo la mid ah marka la yab ma leh waa qoladii somaliya haligtay ILAHAY kuma caafiyo ileen DUMAR IYO CARUUR ayuu xabad ku ridayaaaaaaa
WIIL YAR O WEJIGA DUUBTAY O CULIMADI ISLAAMKA MA AQOONSANI YIRI. BALSE WADAAD GARXUMEHA QORIGA II DHIIBTAY AYAA CULIMO AH LEH KAAS MUJAAHID LAGUMA TILMAAMI KARO WAA SHEYDAAN
Markastan in la fiirsado ayaaan ku raxeetaa.
Doqon Basooke la doon doona haween iyo caruur aan wax galabsan.
Post your comment