Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Waxaa gordhawayd shirka ka socda jabouti isaga baxay wafdigii isbehesiga Asmara ee qeyb qaadanaya kulanka aqoon isweydaarsiga ee uga socda dalka Jabouti sida ay ku soo warameyaan wariyaasha ku sugan dalka Jabouti.

    wararka ayaa sheegaya in ka bixitaanka uu yimid ka dib markii halkaas uu yimid uuna soo galay shirka safiirka ITOOBIYA u fadhiya dalka Jabouti dalka jabouti, iyadoo markaas ay isku raaceen wafdigii isbahaysiga Asmara in shirka isaga tagaan.

    waxaa kale ee wararka ay sheegayaan in masuuliyiinta Asmara ay ku doodayaan inaysan marna qaadan karin in wax ka socdo ITOOBIYA aysan ka soo qeyb galin shirkaas.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)