Archive
Mo | Tu | We | Th | Fr | Sa | Su | |
---|---|---|---|---|---|---|---|
1 | 2 | 3 | 4 | ||||
5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | |
12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |
19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | |
26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 |
SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Wareegto maanta kasoo baxday xafiiska Ra'isul wasaaraha dawladda Federaalka Somaliya ayaa lagu cadeeyay in xilki laga qaaday maamulkii gobolka Hiiraan uu madaxda ka ahaa Yuusuf Axmed Hagar Daba geed kaasi oo ka cararay magaalada Balad Weyne.
Afhayeenka xukuumadda Federaalka Somaliya Cabdi Xaaji Goob doon ayaa saxaafadda usoo bandhigay wareegtadaasi iyadoona lagu sheegay ka fiirsi dheer kadib in go'aanka xilka qaadista la gaaray.
Waxaa lagu sheegay wareegtadaasi in maamulkii Daba Geed uu kaso bixi waayay howshii maamulnimo isla markaana ay sidoo kale taasi keentay amaan xumo baahsa oo saameysay guud ahan gobolkaasi.
Gudoomiyaha Cusub ee Hiiraan ayaa loo magacaabay Enginer Max'ed Axmed halka gudoomiyaha degmada Balad Weyne loo magacaabay Gaashaanle Saalax Muumin,waxaana sidoodii lagu daayay gudoomiyeyaashii degmooyinka kale.
Magacaabista maamulka Cusub waxaa ay kuso aadeysay xilli gobolka Hiiraan ay ka taliyaan xoogaga kaso horjeeda dawladda kuwaasi oo ka fara muujiyay Yuusf Daba geed magaalada Balad Weyne ee xarunta Gobolka.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- wadaadadii qabsaday Jowhar oo sii daayay maxaabiistii Daawo Video
- Al Shabab oo sheegay in Duqeynta Xalay Ay Mareykanka ka Geeysten Dhusa Mareb uu ku dhintay Aadan Xaashi Ceroow "Dhageeyso"
- Shac-Shac:- Rag ka tirsan Al-shabab ayaan soo qabqabanay iyo dagaalkii ka dhacay (Dhageeyso)...
- Dabogeed oo maanta xilkii laga qaaday ka dib markii uu..........
- Qarax lala eegtay ciidamo Itobian ah oo ka dhacay Baydhabo
- Taliyihi ciidanka g/Hiiraan koraneel Abdullahi faarax (Juuni) oo xalay la dilay...
- dhageeyso wareeysigii Gudoomiyaha Gobalka Banaadir M . dheere