Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Weerar duqeyn ah oo loo adeegsaday hoobiyeyaal ayaa lagu qaaday goor dhaweyd xarunta Xisbiga iyo Garoonka Cayaaraha Muqdisho halkaasi oo fariisimo u ah ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan Muqdisho.

    Wali lama sheegi karayo faah faahin dheeraad ah oo ku aadan duqeyntaasi laakin ilo xog ogaal ah ayaa u xaqiijiyay shabakadda Boondheere.com in hoobiyeyaashu ay ku habsadeen xarumaha la beegsaday.

    Waxaa la maqlayay daryanka madaafiicda la gamayay iyadoona aysan jirin wax jawaabo ah oo dhanka Itoobiyaanka ka yimid sidii ay sameyn jireen marka ay lasoo beegsado xarumahooda.

    Shalay ayay aheyd markii weeraro sidaasi oo kale ah oo duqeyn ah lagu qaaday xarunta warshadda Baastada oo sidoo kale fariisimo u ah ciidamada Itoobiyaanka halkaasi oo dagaal xoogan kadib uu ka raacay.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)