Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | sports

    sports


    Gabdhahii kubadda koleyga Qaranka oo casho sharaf u sameeyay wiilashii hore Kubadda koleyga Soomaaliya iyo macalimiintooda magaalada London

    Waxaa xalayto oo ay taariikhdu ahayd 20 AUG 08 lagu qabtey Yasmin Restaurant oo ku yaal  Galbeedka London, xaflad casho sharaf ahayd oo lagu soo
    Full story

    MOHAMED FARAH ‘’ Da’yarta Soomaaliyeed mustaqbalkoodu waa cayaaraha fudud’’

    MOHAMED FARAH  ‘’ Da’yarta Soomaaliyeed mustaqbalkoodu waa cayaaraha fudud’’ Mo Farah waa ciyaaryahan  oradka  5 KM ( 5000M) u orda dalka Ingiriiska, kana qayb qaadanaya tartanka ...
    Full story

    Xidigihii hore ee xulka Qaranka kubadda Koleyga Soomaaliya oo ciyaar xiisa badan ku dhaxmartey magaalada London (Daawo)

    Xidigihii hore ee xulka Qaranka kubadda Koleyga Soomaaliya oo ciyaar  xiisa badan ku dhaxmartey magaalada London Waxaa magaalada London ka socda tartan kubadda koleyga ay ka ...
    Full story

    Cayaaraha Soomaalida Qurba joogta baa toban sanadood jirsaday ?.

    Part 1:  Cayaaraha Soomaalida Qurba joogta  baa toban sanadood jirsaday ?. Soomaalida Qurba joogta ah ayaa u kala baxa noocyo badan isla markaana  waxaa jira kuwo ...
    Full story

    SOMALI WEEK TORONTO "FARIS SUPER STAR"

    Tababare Abdalla Salah oo ku magac dheer Faris ayaa koobkii Somali Week ku guuleestay 7 jeer isagoo ka tirsan ciyaartooyda kooxda Banadir. Halka sannadkana uu ...
    Full story

    Cayaaraha Soomaliyeed ee qurbaha oo isku badaley siyaasad ama dhaqaale

    Waxaa wax lala yaabo ah in odayaal Sport oo magac weyn ku lahaa dalkeena sida Macallin Ibraahim Suudaani , Cayaaryahankii hore kooxda Jeenyo Yusuf Shaqaaq ...
    Full story
    Yes, if you are using bell or Quest, you are paying too much. You can get cheap home phone by using your internet, yes internet. We Somalis are the last to learn this stuff. Learn all you can about voip (voice over IP) if you have no clue what IP is, than you will need to learn that first. below is a link where you can learn about voip. http://www.voip-4-non-geeks.com/ kids_learning_891332612.jpg prayer__time_531036670.jpg Read_Quraan2_478307109.jpg
    Featured author
    jey Jey best narretor of news and sports
    Powered by Vivvo CMS v4.0