Linkz
  • Home | Maqaalo | Qiso cajiib ah Nin uur qaaday misana dhalay oo gabar caafimaad qabta

    Qiso cajiib ah Nin uur qaaday misana dhalay oo gabar caafimaad qabta

    Font size: Enlarge font

    Sida uu soo warinayo telefishinka ABC News ayaa waxaa caawa dhalay nin mucjisada ahaa ee uurka lahaa kaasoo lagu magacaabay Thomas Beatie ( 34 jir )

    Ninkan oo fooshay gabar yar ayaa waxaa ey dhakhaatiirtu sheegeen in uu caafimaadkiisa iyo tan gabadadhaba ey wanaagsan yihiin islamarkaana uu dhalay cunug caadi oo taam ah.

    Thomas ayaa lagu beeray cunugan kadib markii ey xaaskiisa ka quusatay wax caruur ah islamarkaana ey dhakhaatiirtu u sheegeen in eysan waligeed dhali doonin.

    Ninkan oo ku dhashay markiisii hore qaab haween ayaa la sheegay in uu maray qaliin uu ku badalashay uunta Alle, isagoo iska dhigay rag laakiin aan laga taaban qeybtii ilmagaleenka.

    Thomas ayaa ku dhalay isbitaal ku yaal gobolka Oregon ee carigaasi Mareykanka, waxaana ey dad ku booqda isbitaalku sheegeen in uu dhalay gabar yar oo qurxan.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (22 posted):

    mandeeq on 04 July, 2008 06:37:08
    walaal ila arag mucjisadaan
    katie on 04 July, 2008 06:34:16
    i never seen a man that got a baby only womens have babies
    katie on 04 July, 2008 06:37:09
    mucjiso waye
    Osman on 04 July, 2008 11:51:34
    walaalayal waxa aad ninka uurka leh ku sheegeeysaan maaha nin ee waa naag, waxaay ku dhalatay haawaay waxyna markii dabe iska qasahay naasaha si ay nin iskugu ekeeysiiso waa naag jeclaatay in ay sida ninka u noolaato gaalada ayaa ugu yeera ((ninkii uurka lahaa)) laakiin xaqiiqada waxa weeye qofkani waa dumar ilaahbaana dumar ka dhigay nin ma noqon karto waxaana aan la yaabanahay in dadka soomaalida ah ay hayi raac iska noqdaan oo ay mucjiso ku tilmaamaan naag uur yeelatay timaha garka ed arkeeysaan waxaa ka soo saaray waxay qaadatay hormonada raga oo waxa ay yeelatay cod rag iyo timaha garka hase ahaatee uunka eebe aan la badali karayn ayaa ah in aanay naagtan yeelankarin alaabta ragga wax kastoo ay sameeyso iyo wax kastoo ay gaalada ugu yeeraan waxaa haboon inaan ka feejignaano oo aanan marna ku danbaabin oo aanan oran ninbaa uur yeeshay balse aan niraahno naagtii ragga iska dhigi jirtay oo maanta naagnimadeedii cadeeysatay oo uur yeelatay

    mahadsanidiin
    amiir on 05 July, 2008 05:16:11
    walahi waa cajiib haday tasi jirto waxaan filaya inaay soo dhawatay qiyamihii
    Qalaafe on 05 July, 2008 07:08:01
    waxan waa waa qof dumar ah ilaahay ayaa ka dhigay naaga iyada isma badali karto marka ma aha ma mucjisee kasaara qoraalkan bil codsi
    muna on 06 July, 2008 04:38:54
    waxa mucjisa ah ilamaha markiisihore waxuu ahaa dumar waa quf alle nacaladay
    nima on 06 July, 2008 11:07:00
    he used to be a girl then he transfered into a male . so his organs still are female.
    Aniga on 07 July, 2008 03:37:23
    Waa naag waxaan mucjisone maahan naag ilmo dhashee.ee Allaah wuxuu idin tusinaa inaan uun kiisa waxba laga bedelikarin, taas kuqusta umadeey.
    Omar on 07 July, 2008 06:50:37
    Tani ma aha mucjiso,uunka Ilaah qof badeli karo ma jiro ee yan lagu dimbaawin.
    Omar on 07 July, 2008 06:50:38
    Tani ma aha mucjiso,uunka Ilaah qof badeli karo ma jiro ee yan lagu dimbaawin.
    Abdullahi on 07 July, 2008 03:15:28
    ASC dhamaan after that hadii aan fiiriyo sheekadan ama ninkan la leeyahay uurbuu qadey waa sheeko qaldan waxaan markiisii hore hadi ay naag ahayd taas aayaba keneysa in ilmo galeen lahayd oo markii horeba ilaah ka dhigey female mucjiso mahan wana lagu danbabaa waxaan awalba naag ayay ahayd aniga waxay ila tahay tan mucjiso mahan ee waa waxay rabaan galadan fasahadey iney buun buuniyaan .. bye asc wr wb
    abdi aadan on 08 July, 2008 04:30:51
    walaal waxaad soo gudbiseen waxay ila tahay in aad ugu talagasheen in aad ku maaweelisaan uun macaamiishiina hadii waxaan uu jirana waxaan leeyahay waa wax asalkiisii horaba uu ahaa dumar waa sida ay ila tahay
    Abu-hamzaa on 08 July, 2008 10:48:45
    Ascwrwb

    Qof ay awalba nacalad Rabi ku dhacday ayaad wakhti nooga lumiseen. Maamulka Websidkan iska daaya gaalada warkooda aad weyneynaysaan. haday ( Gaalada) galaan god masas kabuuxana waad kadaba galaysaan. Allaah yahdiikum dhamaantiin.

    Wscwrwb. Abu-hamzaa
    Abu-hamzaa on 08 July, 2008 10:51:44
    Ascwrwb

    Qof ay awalba nacalad Rabi ku dhacday ayaad wakhti nooga lumiseen. Maamulka Websidkan iska daaya gaalada warkooda aad weyneynaysaan. haday ( Gaalada) galaan god masas kabuuxana waad kadaba galaysaan. Allaah yahdiikum dhamaantiin.

    Wscwrwb. Abu-hamzaa
    on 09 July, 2008 02:58:07
    tani mucjiso ma ahan waa wax galasha ugu talagaleen in aduunka lagu faafaiyo
    Mohamed Hashi Dhoorre on 09 July, 2008 07:02:04
    walaalayaal waan idin salamay waxaan idiin sheegayaa inaadnan marnaba qaadan waxa qaldan ee gaaladu inoo sheegeyso sababtoo ah waxba nooma hayaan gaaladan waana beenalayaal aan ilaah aqoon qofkan waa naag mana ahan nin. waa arin riqiis ah oo ka dhalatay ciqaab lagu sameeyay naagtan gaasha ah.
    cawrala on 12 July, 2008 10:24:57
    KKKK. KANI WUXU HAYSTA CALOLFUR MISE QAMRI AYU KU DHIBIRAY. LOL ITS REALY IRONICAL.
    abdullahi on 15 July, 2008 03:17:02
    asc w w walaalayaal waxani waa wax gaalada lagu sii baadiyeynayo ee yeynaan ku dambaabine aan iska illowno ilaahbaa xaqiiqda oge wscww
    umu on 20 July, 2008 10:31:06
    asalaama caleeykum walaalayaal wax kale aan ku mashquulno tani waa arin gaalada ficilkooda ay lagu fashilaayo oo la tusaayo in wax walba tan rabi ay ka weeyn tahay anaga oo muslin ah seen u rumeyn weynay in arinwalbo aay gaalada sameeyaan uu waxba ahayn ee tan allaah subxaana watacaalaa aan aamino ee yeyna na qaadin jaahilnimada gaalada qaaday wabilaahi tawfiiq
    zakia on 23 July, 2008 02:55:28
    walaalayaal kol haddii ay markii horeba ay naag ahay marka sheekada laga waynayn waa naag dhashay oo la arki jiraye
    abbas durdur london on 09 August, 2008 01:17:05
    walaahi hadii ay run tahay waa mucjiso
    bybyby

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
  • Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0