Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • jey Jey


    Dowladda Itoobiya oo soo faragelisay Khilaafkii soo kala dhexgalay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo ra’iisal wasaare Nuurcadde.

    Dowladda Itoobiya ayaa soo faragelisay Khilaafkii u dhaxeeyay Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka.Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kudhaw Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa maanta soo
    Full story

    Madaafiic ay dadi ku dhaawacmeen oo galabta laysku weydaarsaday qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

    Gabaldhicii galabta ayaa waxaa duqeyn loo geystay xarunta Ciidankii Asluubta Soomaliyeed halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihin Ciidamad KMG iyo kuwa Ethiopia. Goob joogayaal ayaa ...
    Full story

    kulan dhaxmaray Ra'iisul Wasaare Nuur cadde iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo maanta natiijo la'aan ku dhamaaday.

    Kulanka dhaxmaray madaxda KMG ayaa waxaa uu dhacay shalay galab Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya,waxaana kulanka madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaraha uu ahaa mid laga hadlayay ...
    Full story

    Maxamed Dheere oo ku dhawaaqey in uu yahay Guddoomiyaha sharciga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay in ay xilka ka qaaday ayaa sheegay in uu weli yahay ...
    Full story

    Khilaafkii ugu xooganaa oo soo kala dhaxgalay Madaxwayne C/laahi Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Nuur Cadde.

    Khilaafkaan soo kala dhaxgalay madaxda dowlada KMG ayaa waxaa uu ahaa mid soo jiitamayay mudo dheer waxaase uu soo ifbaxay markii Ra’iisul wasaare Nuur Xasan ...
    Full story

    SOMALI WEEK TORONTO "FARIS SUPER STAR"

    Tababare Abdalla Salah oo ku magac dheer Faris ayaa koobkii Somali Week ku guuleestay 7 jeer isagoo ka tirsan ciyaartooyda kooxda Banadir. Halka sannadkana uu ...
    Full story

    Cayaaraha Soomaliyeed ee qurbaha oo isku badaley siyaasad ama dhaqaale

    Waxaa wax lala yaabo ah in odayaal Sport oo magac weyn ku lahaa dalkeena sida Macallin Ibraahim Suudaani , Cayaaryahankii hore kooxda Jeenyo Yusuf Shaqaaq ...
    Full story

    15 caruur dugsiley ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday madfac ku habsaday dugsi quraan ah ay ka dhiganayeen xaafadda Ciise Cabdi.

    kalena waa dhaawacmeen kadib markii caawa gabal dhacii madfac uu ku habsaday dugsi quraan ku yaalla xaafadda Ciisa Cabdi Gubta ee degmada Dayniile,xili uu ka ...
    Full story

    3-caruur dugsiley ah iyo tiro kale oo ku dhintay Dagaalkii galabta ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho.

    Waxaa isa soo taraya qasaaraha uu geystay Dagaal xoogan oo galabnimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Yaashiid ee Magaalada Muqdisho, iyadoona dagaalada ...
    Full story

    Dagaallo si kala gooni ah uga dhacay Deegaanno ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose

    Dagaalka koowaad ayaa wuxuu maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Deegaannada Leego iyo Yaaq-biri-weyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo dagaalkaasina uu u dhaxeeyay Ciidamo Soomaali ...
    Full story
    Author info
    jey Jey best narretor of news and sports
    Navigate archive
    Powered by Vivvo CMS v4.0