Linkz
  • Home | Maqaalo | Cunug sanad jir ah oo xaamilo ah subxaana lahh "Daawo sawirada"

    Cunug sanad jir ah oo xaamilo ah subxaana lahh "Daawo sawirada"

    Font size: Enlarge font

    Dhaqaatiirta dalka Sacuudi-Caraabiya,ayaa arin mucjiiso rabaani ah ku tilmaamay,cunug yar oo hal sano jirta oo uur leh.

    Arintan mucjisada iyo la yaabka leh ayaa shacabka Sacuudiga iyo Aduunka ku noqotay arin amakaag iyo fajaciso ku abuurtay qofkasta oo maqla arinkan.

    Qaar ka mid ah dhaqaatiirta oo saadaal ka bixiyay,habkii ay cunugtan-yar uurka u yeelatay,ayaa ku doodaya,in gabadhan hooyadeed xiligii ay uurka laheyd falgal dhacay waqtigaas uu si kedis ah ugu gudbay minka gabadhan yar,sidaasna ay uurka ku qaaday,inkastoo kuwa kalana ay ku doodayaan in gabadhan-yar ay mataano la ahayd cad-hilib oo ku beermay minkeeda.

     

     

    Ka daawo halkan sawiro badan


    Cunug-tan yar ee halka sanad-jirta ayaa la ogaaday uurkeeda,kadib markii dhaqaatiirtu saareen qalabka loo isticmaalo haweenka looga shakiyo inay xaamilo yihiin.

    Qisadan ayaa noqotay sheekada loogu hadal badan yahay dalka Sacuudiga-Caraabiya,waxayna ku tilmaameen dhacdadan inay ka mid tahay mucjisooyinka Rabaaniga ah ee Ilaahay umadiisa ku imtixaamo.

    Xigasho: http://forum.indimovi.com/viewtopic.php?

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (9 posted):

    osman on 15 July, 2008 08:08:44
    walahi mucjisoyinka ilah hanaga badbadiyo. Lakiin waxaan waxan jeclahay inuu yahay hilib ku jira caloosheda. waa na igu adag tahay inan amino baby gabar ah ayaa uu reesan karta.
    osman on 16 July, 2008 06:22:42
    waa abuurista ilaah,wax la yaable ma aha,ilahey siduu doono ayuu wax u abuuraa,laakin waa aakhiro saman,fhacdooyin badan ayaa la arayaa
    dheere on 19 July, 2008 03:15:55
    waa arin biquratilaahi ah waayo canug yar ayaa uureysatey waa markii ugu horeeyey ee aan maqalno
    zamzam on 19 July, 2008 10:56:37
    this one year old girl must be in pain i am atleast the age of 17 and i find it very diffcult being pragnant. how do u think this young girl feels.i think she is in so much pain but at the same time shes young and does'nt know whats going on so all she is going 2 do is cry..
    miimi on 19 July, 2008 10:06:08
    asalaama caleeykum dhamaan aqristayaasha arinkaaan aan ka aqristay halkan waa arin iga yaabisay laakiin fikir ahaanteeyda umaleeyn maayo in ay ilmahaan yari uur ay leedahay waxaase dhici karta in ay caloosha xanuun kale ka qabto wax walbaana ilaahay unbaa og anagu wax aan ognahay ma jirto ee runta ilaahay ha garabsiiyo wabilaahi tawfiiq
    miss haji on 21 July, 2008 05:50:53
    sumxaana laaah waa mucjiso uu ilaah umadiisa ku tusaayo in ay aduunyadu tahay wax yar alaaahu agbar ilaah xaqa hanagu dilo
    miss habka on 22 July, 2008 09:09:04
    asalaama calaykum subxaana laahi ilaahay hanaga haayo mucjisaadkiisa badan ee walaalayaal ilaah haloo noqdo
    Abdirisak on 29 July, 2008 08:32:45
    Walaahi mucjisa waaye arinkaan , waayhaan dambaba dunida waxaa la arkaayay ama la maqlaayay wax aad loola yaabo , marka waxaa waaye baan filayaa aduunya gadoon ee towfiiqda Allaha nawaafajiyo.
    Abdiladiif on 10 August, 2008 10:10:20
    Asalaamy Calaykum Dhamaan Aqristayaasha.Marka xigta waa arin mucjiso ah oo iga yaabisay Si kastaba ha ahaatee Waxaana qabaa inay tahay tusaale uu Alle nagu tusayo siduu doono inuu yeeli karo walow ay maskaxda bini'aadamka ku adag tahay laakiin Alle waa Facaalun Limaa Yuriid waa aakhiru Zaman Allaah ha loo laabto oo aan ku xirnaano alle ........ Waxan Webka www.islamliveone.com ka arkay arin lagu waano qaato ku waantoobayo fadlan ila arka gabadhan 5 bil ku dhalatay oo ashahaadatay 2 saac ka dibna geeryootay

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    3.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0