Home | sports

sports

image

Taarikh nolaleedkii cayaartooygii caanka ahaa ee lamagac baxay MURIIDI ABANUUR ABATI!!!!

Taariikhdu waxaa ay xusaysaa in dalkeenna Soomaaliya uu magac iyo maamuusba ku leeyahay noocyada ciyaareed ee kala duwan sida: kubbadda cagta, Kubbadda koleyga , Ciyaaraha
Full story
image

Casho sharaf lagu sagootinayey cayaartoyda xulka qaranka kubadda cagta oo somalia, taas oo ka dhacday London UK..

Waxaa xalay lagu qabtay restaurant ka wayn ee Ducaale kuna yaal waqooyiga London xaflad si aad ah loo soo agaasimay laguna sagootinayey saddex cayaartoy oo ...
Full story
image

Diego Armando Maradona oo loo doortay tobobaraha xulka qaranka Argentiina!!

Laacibka caanka ah ee reer Argentia Diego Maradona (47-jir) ayaa la sheegay in uu la wareegayo jagada tababare ee xulka qaranka Argentina, kadib markii uu ...
Full story
image

Ronaldinho iyo Henry oo aan lagu darin magacyadoodi liiska cayaartoyda ku guuleysan doono The Golden Ball ee sanadka 2008

Liiska cayaartoyda ku guuleysan doono The Golden Ball ee sanadaka 2008 ayaan lagu darin Ronaldinho iyo Thierry Henry. Henry ayaa ah markii ugu horeeysay ee ...
Full story
image

BAHDA REER CABDULCASIIS OO CASHO SHARAF SAGOOTIN AH U SAMAYSAY CIYAARYAHAN SHIIKHA "Daawo"

Casho sharaftaasi ayaa waxaa soo qabanqaabiyay  dhallinyarada reer Cabdulcasiis(KAAMBO) oo iyagu ku sugnaa magaalada London.Waxaa ugu horreyntii halkaasi ka hadlay guddoomiye ku xigeenka  xiriirka Soomaaliyeed ...
Full story
image

FURITANKA CIYAARAHA SOMALIWEEK 2008 IYO CANTENIAL PARK

DAILY UPDATE  - CHECK HERECIYAARIHII SHALAY DHACAY:July 3, 2008Banaadir vs Atlanta 0 - 7Simba vs Hiltop 0 - 0Dayniile vs Norway 0 - 3July 2, ...
Full story
Powered by Vivvo CMS v4.0