General
Ma dhabbaa in ciidamada Itoobiya ay caaqa saqda dhexe ka baxayaan magaalada Muqdisho?
Waxaa soo baxayaa warar la xiriira in ciidamada Itoobiya ay caawa saqda dhexe isaga baxayaan gudaha magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaliya halkaas oo ay labo sano kahor dagaal ku qabsadeen.
Kooxo hubeysan oo Beydhabo ku dilay haweeney u shaqeyneysay ciidamada Itoobiya.
Kooxo hubaysan ayaa magaalada Baydhabo ku dilay haweenay la sheegay in ay u shaqaynaysay Ciidanka Itoobiya ee ku sugan gudaha magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay....Cali Mahdi oo wax laga xumaado ku tilmaamay is casilaadii C/laahi Yuusuf.
Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay is casilaadii madaxweynihii hore ee dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf Axmed....Ciidmaada Itoobiya oo degmada Afgooye ka sii daayey dhalinyaro ay shalay qabqabteen.
Ciidamada Itoobiya ee fariisimaha ku leh degmada Afgooye ayaa sii daayey inka badan 10-dhalinyaro ah oo ay shalay ka qafaasheen qeybo kamid ah xaafadaha degmada Afgooye ee gobolka Sh/dhexe....Askar katirsan ciidanka dowladda KMG ah oo dil, dhaawac iyo afduubba loo geystay xilli ay dhac ku guda jireen.
Askari katirsan ciidanka dowladda KMG ah ayaa lagu dilay mid kalena waa lagu dhaawacay halka mid seddaxaad la kexeystay kadib markii askartaas oo gacmaha kula jira falal dhac ah ay kooxo huebysan weerareen....Wafdi uu hogaaminayo Shekh Shariif oo goordhow ka dagaya magaalada Jowhar.
War goordhow aanu ka helnay magaalada Jowhar ayaa sheegaya in qaban qabaabo lagu soo dhaweynayo wafdi uu hogaaminayo Sheekh Shariif Sh. Axmed ay soo gaari doonaan magaalada Jowhar....Ciidamada sirdoonka Puntland oo xalay wadaad can ku dhaawacay magaalada Boosaaso.
Ciidamada sirdoonka maamulka Puntland ayaa xalay dhaawac u geystay wadaad caan ah oo si weyn looga yaqaano magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari....5-kamid ah ciidamada Itoobiya oo ku dhintay shil gaari oo kadhacay agagaarka Kuliyadda Jaalle Siyaad.
5-kamid ah ciidamada Itoobiya ayaa ku dhintay kadib markii uu la qalibmay gaari Ural ah oo ay saarnaayeen, kaas oo ku rogmaday agagaarka xaruntii hore ee Kuliyadda Siyaad....Shirkii maanta magaalada Nairobi ka furmi lahaa oo dib u dhac uu ku yimid.
Waxaa maanta dib u dhacay shirkii ka furmi lahaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaas oo ay soo qaban qaabiyeen dalalka ku bohoobay IGAD....Waxgaradka beesha Mudulod oo ku baaqay inaan la wax yeeleeyn hay'adaha Samafalka.
Qaar kamid ah waxgaradka beesha Mudulood ayaa ku baaqay inaan la wax yeeleen isla markaana aan xayiraad lagu soo rogin hay'adaha Samafalka ee ka howlgala gudaha dalka Soomaaliya....
- Ayaan Hirsi Ali oo leh Nabi Mohamed wuxuu ahaa nin faylansi badan on HARDtalk BBC allahna ma'aminsano
- Sh. Xasan Daahir Aweys oo cambaareeyey imaatinka Sh. Shariif ee magaalada Muqdisho.
- Xuubsireed "Ma ahan in dadkii ka cararay koonfurta Soomaaliya ay maamulada Puntland iyo Somaliland u dhibaateeyaan qaraxyada"
- Ciidamada Itoobiya oo lagu amray inay 5 maalin uga guuraan gudaha dalka Soomaaliya.
- Yuusuf Indhacadde oo shaaciyey inuu maamul islaami ah ka dhisi doono magaalada Marka.
Waxaa layaableh inaanu runtu ahmiyada umadda uleedahay aqoon shacabka somali uba laheen.Runta waxeey tahay shacabka somali in muhimad kowad siyaan sidhab niyadsamid ah nabada iyo ...
asc waxay mahad u sugnaatay Rabi s/w NNK ha ahaado Nabigeena MUHAMED BIN C/LAAHI BIN C/MUDHALIB teeda walaalayaal ilaah diintan asaga ayaa soo dajiya asaga ...
cayaarta somali iyo tanzania
Many of us are confused about the whole issue of Al-shabab, they think denouncing al-shabab is somehow denouncing Islam, since this group claims promoting Islamic ...
Digniin ku socoa Muuse Nuur Amiin iyo Axmed C/salaan waqti walba diyaar unoqda inaad muqdsho raaxa kumarina waxaadna tihiin target laga bilaabo hada
Featured author
Ahmed Aadan Ibrahim
best writer

