Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Ahmed Aadan Ibrahim


    Ra'isulwasaare Nuur Cadde oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho arrimo badanna ka hadlay.

    Shir jaraa'id uu maanta u qabtay Warbaahinta Muqdisho Ra'isul wasaaraha dowladda KMG ah Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayuu kaga hadlay waxyaabo badan,kuwaas oo ka mid ahaayeen burcad badeeda,khilaafka soo kala dhex galay saraakiisha dowladda KMG ah iyon waliba shirar kala duwan oo 26-bishan la filayo in ay ka kala dhacaan Caasimadaha Wadamada Kenya iyo Jabuuti.
    Full story

    Ciidamada kawada tirsan dowladda KMG ah oo maanta ku dagaalamay degmada Xamarweyne.

    Inta la hubo askari katirsan ciidanka dowladda KMG ah ayaa ku dhintay 4-qof oo haween ahna wey ku dhaawacmeen iska horimaad maanta ciidamp kawada tirsan dowladda KMG ah ku dhexmaray degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho....
    Full story

    Gudoomiyaha Barlamanka oo shaaca ka qaaday in kulanka looga yeeray dowladda iyo Barlamaanka...

    Guddoomiyaha baarlamaanka KMG Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada ka dambeysa u yeeritaanka Urur goboleedka IGAD ay madaxda dawladda iyo labada gole ee dawladda uga yeeraan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. ...
    Full story

    Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa ka jira duleedka degmada Baydhabo oo shalay dagaallo ay ka dhaceen.

    Waxaa saakay deggan tuulada Ceel-doon oo qiyaastii 15 km u jirta magaalada Baydhabo oo ay shalay barqadii ilaa xalay fiidkii ku dagaallamayeen ciidamada militariga dawladda federalka Soomaaliya oo halkaasi ku sugnaa iyo xoogagga Al-shababaab. ...
    Full story

    Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa ka jira duleedka degmada Baydhabo oo shalay dagaallo ay ka dhaceen.

    Waxaa saakay deggan tuulada Ceel-doon oo qiyaastii 15 km u jirta magaalada Baydhabo oo ay shalay barqadii ilaa xalay fiidkii ku dagaallamayeen ciidamada militariga dawladda federalka Soomaaliya oo halkaasi ku sugnaa iyo xoogagga Al-shababaab. ...
    Full story

    Dowladaha Jarmalka iyo Denmarka oo ka wada hadlay xaaladda dalka Somalia.

    Kulan saddex geesood ah oo ay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ku yeesheen wasiiradda arrimaha dibadda dalalka Yemen, Denmark iyo Jarmalka ayay ku faaqideen xaaladda dalka Soomaaliya iyo rabshadaha ka taagan. ...
    Full story

    Midowga ardayda gobolka Banaadir oo war saxaafadeed cambaareyn ah ka soo saaray fal ay maanta ciidamda dowladdu ku dileen wiil arday ah.

    Warmurtiyed: Tacsi &Canbaareyn. Anagoo ah midawga ardayda gobolka banadir waxan cambaareyneynaa falkii argagaxa lahaa oo ay maanta ciidamada dowladda KMG ah kula kaceen ardayd dhiganayey iskuulka Khadiija Bintu Khuweylad oo ka mida iskulada gobolka Banaadir. ...
    Full story

    Saraakiil milatari oo Mareykan ah oo bixiya amarada ay ciidamada AMISOM ku duqeeyaan magaalada Muqdisho.

    Sida uu qoray Telefishin laga leeyahay dalka Iiraan oo lagu magacaabo TV Press isagoo soo xiganaya sarkaal ka tirsan ciidamada dawladda federalka Soomaaliya, waxaa uu sheegay in ciidamada AMISOM mar kasta oo ay hawl gal ka sameynayaan Magaalada Muqdisho ay si toos ah amarka uga qaataan Xafiiska Xukuumadda Washington ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. ...
    Full story

    Wafdi ka kala socda dowladda iyo isbeheysiga dib u xoreynta oo ka qeyb galaya shir kadhacay dalka Sweden.

    Waxaa magaalada Lunde ee dalka Sweden shalay ka furmay shirweyne cilmi baaris ah oo soconayay muddo saddex maalmood kaasoo looga hadlayay dhibaatooyinka gobolka Geeska Afrika oo dala Soomaaliya uu ka mid yahay....
    Full story

    Markab dagaal oo ay leedahay D. India oo ku soo biiray maraakiibta dagaala kula jira kooxaha burcad badeeda.

    Sida uu qoray wargeyskan Indian times ee ka soo baxaya magaalada Mombay ee caasimadda labaad ee dalka India, markab dagaal oo ay leedahay xukuumadda India ayaa soo gaaray xeebaha Gacanka Cadmeed isagoo ku soo fool leh xeebaha dalka Soomaaliya. ...
    Full story
    Author info
    Ahmed Aadan Ibrahim best writer
    Navigate archive
    Powered by Vivvo CMS v4.0