Sections

Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31



15 March, 2008

total: 8 | displaying: 1 - 8

Dagaal kharaar oo ka dhacay Warshada Baastada iyo Xaylla Bariise

dagaal qaraar oo laysku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kaladuwan ayaa caawa Maqribkii ka bilaawday qaybo katirsan xaafadaha degmooyinka yaaqshiid iyo Huriwaa. Daryanka Madaafiic iyo hoobiyaal ay ...
Full story

Digniin laga baxshay Cunida geedka Zanjabiilka.

Dhibaato ayaa ugu sugan Caruurta aan weli dhalan haddii ay Hooyada uurka leh cunto Zanajabiilka. waxaa arinkaan laga war helay mar ay baxsheen Aqoon yahano ...
Full story

Wiil dhallinyarop ah oo Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Ingiriiska.

Wararka ka imaanaya magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in halkaa lagu dilay wiil Soomaaliyeed oo 17 jir ahaa,kaas oo dilkiisana loo adeegsady Toorrey.Wiilka ...
Full story

Shacabka Magaalada Beled weyn oo qeylo dhaan ka muujiyay dhaq dhaqaaqa ciidamada Itoobiyaanka ee maalin iyo habeenba ah.

Qeylodhaantii ugu xooganayd ayaa kasoo yereysa shacabka ku nool magaalada Beled weyn ee xarunta gobalka Hiiraan oo hada noqotay mid ka mida fariisimada ugu waaweyn ...
Full story

Barre Hiiraale iyo xildhibaano kale oo sheegay in ay dhameystirayaan dhismaha mamulka Gobalka Gedo.

Xildhibaan Barre Hiiraale iyo rag kale oo shalay geelinkii dambe gaaray degamada baar dheere ee gobalka Gedo ayaa sheegay in ay halkaa u tageen dhismaha ...
Full story

Magdhow 1 Milyan Ah Oo Laga Bixinayo Diyaaradi Ay Soo Rideen Xoogaga Muqdisho.

Sanad ka hor March 2007 ayay ahayd markii xoogaga Muqaawamada Muqdisho ay gantaal la heleen diyaarad u ijaarnayd ciidamada gumaysiga ee qabsaday Muqdisho, diyaaradaas oo ...
Full story

Shirkii ururka islaamka oo lagu soo afmeeray dalka Senegal

Shirka dalalka islaamka ayaa lagu soo gebagabeeyey magaalada dakar ee xarunta dalka Senegal, iyadoo shirkaas ay ka qeyb galeen inta badan madaxda dalalka islaamka, waxaana ...
Full story

Heshiis dhexmaray beelaha Abgaal & Xawaadle (Daawo Sawirada)

Kulan socoday mudo labo maalmood oo lagu heshiisiinayay colaad u dhaxeesay beelaha Abgaal iyo Xawaadle ayaa shalay galinkii dambe lagu soo gabagabeeyay tuulada Ceel baraf ...
Full story

total: 8 | displaying: 1 - 8
Boondheere.com