Dagaalo u dhexeeya al shabab iyo ciidamada dowlada ayaa markale haatan ka socda wadada Warshadaha gaar ahaan agagaarka Miisaanka dhuxusha oo dhawaan ay fariisimo ka sameysteen ciidanka dowlada iyo Kuwa AMISOM. Goobjoogayaal ku sugan goobaha dagaalka ayaa Soomaalinews u sheegay ...
[full story]