Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa fiidkii gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo maalinta berri ay uga qeyb galayaan shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD, kaasoo looga hadli doono xaalada siyaasadeed, mida ammaan ee dalalka Gobolka.Wafdiga ...
[full story]