header
Search the Site   Advanced Search »
Sections
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930


Poll: Vote
boondheere website
Good
Very Good
Excelent
Bad
Very Bad
Poll results | Old polls


November 11, 2024



Sort by:  [Title]  [Author]  [Date] 


By boondheerelibaax on Nov 11,2024

Laba ka mid ah madaxda jaaliyada Soomaalida ee magaalada Minneapolis , Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in lagu soo eedeeyey inay yihiin kuwo neceb ama ka soo horjeeda Islaamka (Daawo Vedio)


imageCumar Jamal iyo Cabdirizak Biixi ayaa sida ay sheegtay heyada u dooda xaquuqda dadka Muslimka ah ee dalkaas Mareykanaka ee loo yaqaan The Council on American-Islamic Relations (CAIR). waxay yihiin dad ku caan baxay muslim naceyb ama dad ah ... [full story]


By boondheerelibaax on Nov 11,2024

Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada muqdisho ayaa maanta rasaas waxyeelo geysatay ku furay qoysas ka mid ah dhibaniyaasha abaarta


Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada muqdisho ayaa maanta rasaas waxyeelo geysatay ku furay qoysas ka mid ah dhibaniyaasha abaarta. Inta la xaqijiyey 3-ruux ayaa ku geeriyootay halka 5-kalana ay ku dhawacmen kuwaas oo dhamaantooda ahaa qoysas barkacyaal ah oo ... [full story]


By boondheerelibaax on Nov 11,2024

Kenya Waxaan qaadaynaa weeraro lagu ciribtirayo Al shabaab


Wararka aan ka helayno melitaatka dalka Kenya ayaa sheegaya in maalmaha soo socda weeraro xoog leh ay ku qaadi doonaan goobaha ay gacanta ku hayaan Al shabaab ee koonfurta iyo bartamaha soomaaliya.Saraakiishan ayaa waxa ay Sheegeen inay diyaar garow ugu ... [full story]



kids_learning_891332612

read_quraan2_478307109

prayer__time_531036670

bar_aljabra_165065489

baro_english_153740289

Most Commented
Most E-mailed
Featured Author