SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Wararka aanu ka heleyno Deegaanada ay saakay dagaaladu ka bilowdeen ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay haatan ku socdaan Madaafiic ay ridayaan Ciidamada Itoobiyaanka ah.
Ciidamada Itoobiya oo dagaalka looga itaal roonaaday ayaa waxa ay bilaabee in ay madaafiic la dhacaan goobaha ay dadka rayidka ah ku sugan yihiin.
Dadka deegaanka ayaa ku waramaya in madaafiic aan xisaab laheyn ay ku garaaceen Ciidamada Itoobiyaanka ah, ka dib markii dib loogu soo riixay goobihii ay saakay ka ruuqaansadeen.
Lama ogaan karo qasaaraha maadaama ay Madaafiicda sidii roobkii ugu da'ayaan Xaafado ka mid ah Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee Magaalada Muqdisho.
Wixii ku soo kordha Madaafiicdaan haka dheeraan Soomaalinews.com
Xafiiska Wararka Soomaalinews,Muqdisho
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Hadalka maanta uu ka jeediyay Cumar Xaanshi Aadan Magaalada Beledweyne ayaa noqonaya kii ugu.......
- Madaxweynaha Dalka Kenya oo Beesha Caalamka ku eedeeyay in ay ka gaabisay Wax u qabashada Shacabka Soomaaliyeed.
- Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay ka soo horjeedaan in Ciidamo Shisheeye la keeno Soomaaliya Bad iyo Berri