Linkz


Aminarts.com
Ilaqosal.com
Calanka.com
Cisaleey.com
Hiiraan.com
allceeldheer.com
dadkeyga.com
dayniile.com
dooynet.com
Maqaal.com
markacadey.com
lilytube.com
Cadale.com
jowhar.com
somalinet.com
Wadanka.com
somaliswiss
Somaliweyn
Somalisc
muuqaal
calayaale
qaranimo.com
Newbanadir
Ahmed Adan
Yuusuf Indhacadde oo wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inuu xiriir la leeyahay burcad badeedda.
Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo shir jaraa'id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa warar aan sal laheyn ku tilmaamay wararka sheegaya inuu xiriir la leeyahay kooxaha burcad badeedka ee maraakiibta shisheeye.
Ciidamo kawada tirsan dowladda KMG ah oo maanta ku dagaalamay isgoyska Fagax.
Ciidamo kawada tirsan dowladda KMG ah ayaa maanta ku dagaalamay isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho, iyadoo khasaare uu ka dhashay dagaalka dhexmaray labada ciidan....Dowladda KMG ah "Dagaal baan ku qaadeynaa magaalada Kismaayo"
Dwoaldda KMG ah ayaa wada qorshe dagaal oo ay kula wareegeyso gacan ku heynta magaalada dekadda leh ee Kismaayo, xilli dhawaan gacan ku heynta magaaladaas la wareegeen xoogagga islaamiyiinta....Xukuumadda Ra'isulwasaare Nuur Cadde oo codka kalsoonida ka heshay Barlamaanka.
Xukuumadda Ra'isulwasaare Nuur Cadde ayaa maanta cod aqlabiyad leh kalsoonida uga heshay xubnaha barlamaanka ee fadhigoodu yahay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay....Dab khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay tuulo ku taala gobolka Sh/dhexe.
Dab dhaliyey khasaare naf iyo mid hantiyeedba ayaa shalay galinkii dambe ka dhacay tuulo ku taal qeybo kamid ah gobolka Sh/dhexe....Maxkamadaha islaamka oo sheegtay dagaalkii saaka ka dhacay degmada Yaaqshid.
Maxkamadaha islaamka ayaa sheegtay dagaalkii saaka waaberigii ka dhacay qeybo kamid ah degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho....Dagaal qaraar oo saaka waaberigii ka dhacay deegaanada Towfiiq, Carafaad iyo garoonka cayaaraha.
Dagaal xooggan ayaa saaka ka dhacay qeybo kamid ah degmada Yaaqshid gaar ahaan isgoyska Towfiiq iyo deegaanada ku teetsan....Odayaasha gobolka Hiiraan oo ciidamada Itoobiya ku eedeeyey inay hor istaageen in masaajidda lagu cibaadeeysto.
Odayaasha gobolka Hiiran ayaa eedeeyn kulul u jeediyey ciidamada Itoobiy iyo duqa magaalada Baledweyne Aadan Ciise Cabdi (Aadan Garaase) taas oo la xiriirta inay xarumo ciidan ka dhigteen qaar kamid ah masaajidda magaalada Baledweyne....Maxkamad islaami ah oo laga sameeyey degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.
Maxkamad islaami ah ayaa looga dhawaaqay degmada Buula burde ee gobolka Hiiran gelinkii dambe ee shalay....Dhac xooggan oo xiliyada habeenkii ah loo geysto goobaha ganacsi ee ku yaala magaalada Baledweyne.
Dhac baahsan ayaa habeenkii loo geystaa goobaha ganacsi ee ku yaala bartamaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan....Author info
Ahmed Adan
Writer