Home | sports | FURITANKA CIYAARAHA SOMALIWEEK 2008 IYO CANTENIAL PARK

FURITANKA CIYAARAHA SOMALIWEEK 2008 IYO CANTENIAL PARK

Font size: Enlarge font

 

 

 

 

 

 

 

                                              DAILY UPDATE  - CHECK HERE

CIYAARIHII SHALAY DHACAY:

July 3, 2024

Banaadir vs Atlanta 0 - 7

Simba vs Hiltop 0 - 0

Dayniile vs Norway 0 - 3

July 2, 2024

Horseed disqualify for the tournament.

Sheffield vs Northern Stars 2-1 

and

Seef Stars and Horn of Africa 2-0

Ciyaarihii xagaaga ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada, Toronto. waxaa soo qabanqaabiyey ururkii SOSCA oo 18 sanno hawshaa ku dhexjiray.

Kooka ku looltamaya tartankaan waa 17 kooxood, oo ka kala yimid Yurub, America iyo Canada.

Waxaa ay maanta ooy tahay July 02 iyo July 13, 2024 lagu ciyaaidoona garoonka caanka ah ee Centennial Park. waxay ciyaaraha bilaabanayaan 05:45 galabnimo.

Kooxaha waa Norway, Horeed UK, Rochester NY, Daynile, Weston FC, Simba, Hilltop FC, Atlanta GA, Banadir, Cardiff FC, Horn of Africa, Hamilton, Seef Stars, Sheffield U, Wenbley S, Windsor, and Northern Stars.

Waxaa ciyaaraha furay macalin weyn Cabdullahi Salax “ Tuke”.

Ha moogaanin ciayaarahan xiisaha leh.

SOMALI WEEK 2008 SCHEDULES


Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

Comments (0 posted):

Post your comment

Please enter the code you see in the image:

  • Email to a friend
  • Print version
  • Plain text
  • Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0