Boondheere: FURITANKA CIYAARAHA SOMALIWEEK 2008 IYO CANTENIAL PARK FURITANKA CIYAARAHA SOMALIWEEK 2008 IYO CANTENIAL PARK ================================================================================ Qumane Jey on 30 June, 2008 07:28:00 DAILY UPDATE - CHECK HERE CIYAARIHII SHALAY DHACAY: July 3, 2024 Banaadir vs Atlanta 0 - 7 Simba vs Hiltop 0 - 0 Dayniile vs Norway 0 - 3 July 2, 2024 Horseed disqualify for the tournament. Sheffield vs Northern Stars 2-1 and Seef Stars and Horn of Africa 2-0 Ciyaarihii xagaaga ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada, Toronto. waxaa soo qabanqaabiyey ururkii SOSCA oo 18 sanno hawshaa ku dhexjiray. Kooka ku looltamaya tartankaan waa 17 kooxood, oo ka kala yimid Yurub, America iyo Canada. Waxaa ay maanta ooy tahay July 02 iyo July 13, 2024 lagu ciyaaidoona garoonka caanka ah ee Centennial Park. waxay ciyaaraha bilaabanayaan 05:45 galabnimo. Kooxaha waa Norway, Horeed UK, Rochester NY, Daynile, Weston FC, Simba, Hilltop FC, Atlanta GA, Banadir, Cardiff FC, Horn of Africa, Hamilton, Seef Stars, Sheffield U, Wenbley S, Windsor, and Northern Stars. Waxaa ciyaaraha furay macalin weyn Cabdullahi Salax  Tuke. Ha moogaanin ciayaarahan xiisaha leh. SOMALI WEEK 2008 SCHEDULES -------------------------