header
Search the Site   Advanced Search »
Sections
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930


Poll: Vote
boondheere website
Good
Very Good
Excelent
Bad
Very Bad
Poll results | Old polls


Email to a friend | Print version | Comments (0 posted)

Xulka qaranka Ethiopia oo 5 gool usaarisay xulka qaranka kubada cagta Somaliai isreebreebka koobka aduunka ee 2014 "Daawo Cayaarta oo Dhan

By boondheerelibaax on November 19,2024

Xulka kubadda cagta Ethiopia ayaa si fudud ugu soo baxay wareega 2aad ee loogu soo baxayo isreebreebka Africa ee koobka aduunka 2014 FIFA , kadib markii ay 5-0 kaga adkaadeen xulka kubadda cagta Somalia.

Ethiopian waxey si toos ah ugu biiri doontaa xulalka South Africa, Botswana iyo Central Africa Republic oo ay ku wada jiraan Group A.

Lugtii 1aad ee kulankaan wuxuu ku soo dhamaaday 0-0 , kaasoo ka dhacay dalka Djibouti 12-kii bishaan November.

5 daqiiqo oo kaliyaha markii ay socotay ciyaartu Ethiopia waxey heshay goolkii 1aad waxaana u dhaliyay Oumed Oukri. 1-0 ayaana lagu kala nastay.

Markii la isku soo laabtay, ayeey xulka loo yaqaan the Walias heleen 2 gool oo deg deg ah waxaana u dhaliyay Shimeles Bekele daqiiqadihii (62’ & 64’). Getaneh Kebede oo ciyaarta badal ku soo galay ayaa goolkii 5aad iyo 6aad ku soo qatimay ciyaarta.

Xulka Soomaaliya oo loo yaqaan the Ocean Stars wuxuu qiimeynta aduunka ee FIFA kaga jiraa kaalinta 193 iyadoo ay FIFA ku jiraan 202 wadan.

Xulka kubadda Cagta Soomaaliya oo 60 sano jir ah waa markii 4aad ee taariikhdiisa uu u soo baxo isreebreebka ciyaaraha heerkaan oo kale ah.

5 xul ayaa qaarada africa ugu danbeynta u matali doona ciyaaraha koobka aduunka ee dalka Brazil lagu qabanayo.


73 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 (total 1 votes)
Comments (0 posted)
kids_learning_891332612

read_quraan2_478307109

prayer__time_531036670

bar_aljabra_165065489

baro_english_153740289

Most Commented
Most E-mailed
Featured Author