Qumane Jey
Diyaarad galabta Magaalada Baydhabo ka qaaday Meydad iyo dhaawacyo Ciidamo Ethiopian iyo kuwo soomaali, kadib duqeyntii xalay.
Warar xog ogaal ah oo laga helayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Diyaarad qaas ah oo ah kuwa Milateriga ay galabta
Weerarkii Ugu cuslaa oo dhaq dhaqaaqa Al-shabaab xalay ay ku qaadeen dhowr fariisimood
Xoogaga dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab ayaa xalay dagaalki ugu cuslaa waxaa ay ku qaadeen dhowr fariisimood oo kala duwan oo magaalada Baydhabo ay ku leeyihiin ciidamada ...FURITANKA CIYAARAHA SOMALIWEEK 2008 IYO CANTENIAL PARK
DAILY UPDATE - CHECK HERECIYAARIHII SHALAY DHACAY:July 3, 2008Banaadir vs Atlanta 0 - 7Simba vs Hiltop 0 - 0Dayniile vs Norway 0 - 3July ...Qiso cajiib ah Nin uur qaaday misana dhalay oo gabar caafimaad qabta
Sida uu soo warinayo telefishinka ABC News ayaa waxaa caawa dhalay nin mucjisada ahaa ee uurka lahaa kaasoo lagu magacaabay Thomas Beatie ( 34 jir ...Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo sheegay .........
Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa shaaca ka qaaday in uu fashilmay qorshe la doonayay in lagu weerayo xoogag ka amar qaata ...30 ruux oo la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaaladii maanta ka dhacay Matabaan iyo xaaladda oo caawa degan.
Waxaa degan caawa deegaanka Matabaan oo maanta uu ka dhacay mid kamid ah dagaalada ugu qaraar ee u dhexeeya ciidamada Itobiyaanka iyo xoogaga kasoo horjeeda,iyadoona ...Author info
Qumane Jey
best narretor of news and sports