

Cayaarihii kubada cagta ee lagu Qaban jiray garoomada dadan ee cariga Mareykanka gaar ahaan magaalada Ohio oo shalay markaay taariikhdu ahaayd April 5, 2025 la soo gaba gabeeyay..
Waxaa sida caadadu ahaan jirtay magaalada Ohio Columbus sanad waliba waqtiyada (Xagaayga) lagu qaban jiray Ciyaaro kubada Cagta ah, Hadaba sanadakani uu ahaa sanadkii 10aad. Waxa cayaarahani si wada jir ah ugu soo qeeyb gali jiray dhalinyaro dadooda udhaxeeysa (25 jir illa 18) oo ka kala socda magaalooyinka Mareeykanka iyo Canada. gaar ahaan minneapolis. Ohoi, seattle Californiya, Washington, Verginia, Toronto Maine Atlanta iyo qaarkaloo badan. kadib markii fooda laaysdarsaday ayaa wareegii labaad waxaa usoo baxay afar kooxood oo ka kala socda Labo Minneapolis, Atlanta iyo Ohoi waxaana laayskugu dhacay sida tan Minneapolis twin city Vs Ohoi, Minneapolis Vs Atlanta waxaana halkaasi isugu soo haray labo koox oo ka kala socta Minneapolis ugu danbeeyntii ayaa guusha waxay ku raacday kooxda ku dheelaaysay magaca Minneapolis Twin City oo macalin u ah macalin Carab oo nin dayar ah. Sidoo kale waxaa ayana ka soo qaaybgalay cayaartooydii hore oo kubada cagta iyo kolayga oo ayagana ka kala socday Toronto, Washington, Ohoi iyo waliba Minneapolis waxaa ayana guusha raacday kooxdii ku dheeleeysay magaca Toronto oo madax u ahaay Muqtaar Cuti Xarbi Iwm. Igu danbeeyntii waxaa dhamaan mahad mudan ragiisoo qaban qaabiyay cayaarahaan gaar ahaan Bashir Gelle, Mahad Awale, African, Deeq halane Fuad, Delpiero iyo qaarkaloo badan... waxaaa iyana mahad gaar ah mudan dhamaan ciyartooydii hore ee ka soo qeeybgashay gaar ahaan Qaliif riike, Baaba Aweeys Muqtaar Cuti, Muslimaani, Xarbi, Shiikha, aadaay, looley, A. Ottawa baashi ali bashi, Faarax oday, Abdisamad, Caraale, Cantar Jeenyo, Abdullahi Morgan Ahmadeey B. iyo Anwar Thabitsidoo kale odayaashii sportiga Oday Tuke, Ibrahim Sudaani Qarindi dabdamis Giftin iyo qaarkaloo badan sidoo kale waxaa mahad mudan dadweeynihii ka soo qeyb galay...
Daawo sawirada Koobka kalinta koowaad labaad iyo abaal marino
Comments (1 posted):
Post your comment