Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | sports | Sosca oo soo gabagabeeysay cayaarihii kubada cagta 2008 iyo Cantanial Park toronto Canada, (Daawo Sawirada)

    Sosca oo soo gabagabeeysay cayaarihii kubada cagta 2008 iyo Cantanial Park toronto Canada, (Daawo Sawirada)

    Font size: Enlarge font

    Sosca oo soo gaba gabeeysay Tartankii ciyaaraha kubada cagta ee soomaliyeed oo lagu qabtay dalka Canada, Toronto 2008
    kadib markii aay isugu soo baxeen 4 koox oo kala ah  Atlanta, Wemplay uk, Cardif iyo Zimba. kadib markii aay
    isugu dhaceen sitan Atlanta Vs Wemplay  1-4. Cardif Vs Zimba 2-0. waxaa final isugu soo baxay labada koox ee
    lagu magacaabo Cardif iyo Wemplay oo shalay cayaar aad iyo aad u wanaagsan ku soo bandhigay fagaaraha garoonka
    weeyn ee lagu magacaabo Centanial Park Toronto canada ayaa cayartii qaybteeda hore ku bdhamaatay eber iyo eber
    kadib markii laysagu soo laabtay qeeybtii labaat ayaa cayaartooyga kooxda Cardif ku hubsaday labo gool shabaqa
    kooxda wemplay..   waxaa aay cayaartii ku dhamaatay 2 iyo 0 oo halkaasi guusha ku raacday kooxda Cardif.

    ka Daawo Sawirada Halkaan

    Waxaa xusid mudan dhamaan shacabkii ka soo qeeyb galay cayaartaasi iyo waliba Cayaartooydii hore ee somalia
    Qaas ahaan  Oday Tuke, Buruno,Bashiir A. Daahir, Macalin Qaliifa iyo qaarkaloo  badan... waxaa kaloo xusid mudan dhamaan
    Qaran express, Avis Rent car, oo ayagana kaalin weeyn halkaasi ka qaatay. Wad mahadsan tihiin waxaa sidoo kale xusid mudan
    dhamaan miidiyaha halkaasi kasoo qaaybgalay qaas ahaan Ahmadeey oo ah maamulaha Hiiraan.com, Aden maamulha Qaranimo.com
    Anwar Taabit Maamulaha Boondheere.com iyo waliba Jibril mualim maamulaha maqaal.com waad mahadsan  tihiin.....

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (1 posted):

    Ahmed Kulmiye on 14 July, 2008 11:01:27
    Somali Week 2008 was wonderful and Eroupe teams presented soccer skill and Cardiff Bay Worrier deserved to win because six players injurey and they refused to shopping any players outside. Congratulation Cardiif Bay Warrior

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    3.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0