Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | sports | Ururka Sosca oo furtay Cayaarihii Kubada cagta ee Ramadaanka 2008 Toronto Canada. Iyo Macalin Gureey oo.. (Daawo sawirada)

    Ururka Sosca oo furtay Cayaarihii Kubada cagta ee Ramadaanka 2008 Toronto Canada. Iyo Macalin Gureey oo.. (Daawo sawirada)

    Font size: Enlarge font

    Sida Caadada u ahaan jirtay Ururka Sosca oo Koobkii Ramadaan xalay markaay taariikhdu ahayd Sep o6, 2008 ka furmay Soccer City, waxaana fooda is daray Kooxda Hamilton vs Northern Stars Junior oo Ku dhamaatay 4 iyo 4, Ciyaarti
    kale oo aay dhaxmartay  labaada koox ee kale ah  Alboin vs Saif FC halkaasi oo aay labada kooxba aay isugu hooyo wacdeen ayaa ciyaarta bilaawgeedi hore kooxda Albion  u suurta gashay halgool oo uu udhaliyay cayartooyga u sita Numberka "5". Anwar Thabit

     

    Ciyaarta qeeybteeda kale ayaa kooxdii ku dheelaysay magaca
    sief FC aay goolkii barbar dhaca oo uuna u dhaliyay ciyaartooyga magaciisa la yiraahdo Yusuf askari. waxaayna ciyaarta gabagabadeedi ku dhamaatay 1-1.


    waxaana cayar wanaag muujiyay labada dhinacba dhinaca Albion Adam (Rooble), Ali Baashi, Muumin iyo waliba Qaasimoow. Dhinaca kalena Iskilaaji, Yusuf iyo Mohamed sief
    Waxaa ciyaarta furay Cali Ciise oo ku macagdheer Cali Guray una ciyaari jiray Kooxda Horseed. Waxaana ka soo qeeyb galey daawashada cayaartaasi dadweeyne aad u farabadan.Ugu danbeeyntii

     


    Waxaa Ciyaarahani soo qabanqaabiyey  Ururka SOSCA oo ku caanbaxay qabanqaabinta ciyaaraha Soomaaliyeed ee Toronto, Canada Daawo Sawirada..

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0