

Rochester New York oo marti galisay Ciyaarihii "Maalinta Shaqaalaha" iyo "Sosca" oo kaalin waaynka qadatay "Daawo Sawirada"
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Mareykanka ee Cariga Rochester New York ayaa waxaay Qabteen cayaaro
loogu tala galay Maalinta shaqaalaha oo loo yaqaan "Labour Day" halkaasi oo aay ka soo qeybgaleen ciyaartooy hore kuwo dhaxe iyo
waliba kuwo aad u da'yar mustaqbalna ku leh cayaaraha kubada cagta. waa markii ugu horeeysay oo aay qabtaan kulamo sidaan oo kale ah,
warka intaa wuxuu ku daraya in gabagabada cayaarta aay isugo soo baxeen labada koox oo kakala socda Sosca Toronto iyo kooxda Rochester New York
waxaa halkaa ka soo qaayb galay Dadweyne gaaraya ilaa iyo "200" oo isugu jira odayaal, Dumar, caruur iyo waliba dadweeyne faro badan oo ajaanib ah,
waxaa cayaarata qeeybteeda hore ku dhamaatay 1 goal oo aay leedahay kooxda Rochester New York, markii laaysugo soo laabtay ayaa Kooxda Sosca aad moodaa
in aay taagero badan aay ka heshay shacbi weeynihii daawanayay ciyaartaasi halkaasina aay sababtay in aay helaan goolkii Barbardhaca daqiiqadihii danbe ee
ciyaarta halkaasina uu goolka u dhaliyay ciyaartooy ka mid ah dhalin yartii 80 meeyda halkasina cayaartii oo ku dhamaatay barbar dhac,
ugu danbeeyntii ayaa waxaa laaysku yimid Rigoorooyin in kasto oo aay jirtay Cir gaduud ayaa waxaay guusha halkaa ku raacday kooxda Rochester New York koobkii
loogu talagalay maalinta shaqaalaha ama "Labour Day" aay gacanta ku dhigtay kooxdaasi.. Haddaba waxaa sharaf mudan Ragii Qaban qaabiyay isku imaadkani
gaar ahaan "Hussien Diini" oo loo yaqaan H. Baajuun ahna kabtanka kooxda Rochester oo aad moodo maalmahaan danbe in uu cayarihii ka fadhiisanaya iyo sidoo kale
kale waxaan la iloobikarin Fanaanka weyn ahna cayarooyga maalintaasi qaatay best player "Digooli", Hassan oo nagu soo dhaweeyay malintii kowaad Masjidka.
sidoo kale waxaa mahad mudan dhamaan Qooysaskii sida sharfta leh noogu soo dhaweeyay magaaladaasi iyo Odayaashawaat mahadsan tihiinDaawo sawirada
Comments (0 posted):
Post your comment