citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Video | Gabar Soomaaliyeed oo lagu kufsaday USA, lagana duubay Video oo Cabasho soo bandhigtay. (Daawo Video)

    Gabar Soomaaliyeed oo lagu kufsaday USA, lagana duubay Video oo Cabasho soo bandhigtay. (Daawo Video)

    Font size: Enlarge font

    In gabar lakufsado ma ahan mid ku cusub soomaalida inkastoo ay tahay qeyb kamid ah waxa ugu xun oo lasameyo balse waxaa ah mid cusub in arintaasi kufsiga ah lagu dhex sameeyo wadan uu sharci ka jiro walibana ah mid ka mid ah wadamada sheega in ilaalinta xuquuqda aadanaha ay ugu horeeyaan.

    Gabar soomali ah oo ku nool wadanka mareykanka gaar ah Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Soomalidu kubadantahay ayaa waxaa kufsi u geystay wiil soomali ah oo isna halkaasi ku nool sida ay sheegtay gabadhaasi oo lahadlaysay TV-ga FOX 9 News ee dalkaasi laga leeyahay.

    Wiilkaan ayaa gabadha waxyaabaha maanka dooriya ugu daray cabitaan kadibna uu kufsaday waliba intaas uguma uusan ekeyne waxaa uu ka duubay muuqal isaga oo gabadha kufsanaaya.

    “Markii uu i kufsaday oo uu iga tagay ayaan wacay oon ku dhahay walaaloow sidaas maxaad ii gu gashay markaas ayuu igu dhahay hadaad arintaas ka hadasho sawiradii aan kaaqaday ayaan suuqa soo dhigayaa ayeey u sheegtay TV-ga .

    Gabadha iyo wiilkaan ayaa isbartay sadexbilood ka hor waxaana ay sameeyeen xiriir jaceyl balse markii ay ogaatay in xaas iyo caruur uu leeyahay oo ay damacday in xiriirka ay ugoyso ayuu arintaan kusameeyay.

    “Maalin ayuu waxaa uu iikeenay wiil saaxiibkiis ah markaas ayuu ku yiri wiilkaan u ogoloow in uu ku isticmaalo hadii kalana sawiradaada ayaan dadka tusayaa” ayeey tiri gabadhaan oo TV-ga laga wareystay balse wajigeeda aan lasooban dhigin.

    Wiilkaan ayaa meel ay ka shaqeyso inta ugu yimaado ayuu ka qaadan jiray lacag baad ah isagoo ugu hanjabaya hadii ay booliska lahadsho in uu sawiradeeda qaaqaawan iyo kuwii muuqalka ahaa uu soo bandhigi doono.

    Sida codkeeda aad ka maqli doontaan waxaa uu ka qaadan jiray shandoolar markasta isagoo ku hanjabaya in uu sawirada ku dhadhajindoono meesha ay ka shaqeyso.

    Gabadhaan oo ah dhowr iyo labaatan jir ayaa hada gurigeeda aan ka soobixi karin shanaqa aadi karin sumcadeeda oo xumaatay owgeed sida ay aaminsantahay waxay sheegtay in inta wacday ay ku tiri walaalow inta intaasoo dhan aad igu sameysay hada maiguursanaysaa? markaas ayuu ugu jawaabay maya waan kunecbahay waadna idilaysaa.

    Wiilka sidaan gabdha kusameeyay oo mobilekiisa ay ku jiraan sawirada kumanaan gabdhood oo qaawan oo uu kasooduubay ayaa ah wiil aabihiis caan uu kayahay Yurub ameerika iyo soomaliya .

    Hada waxaa socda baaritaano lagu wado arintaasi oo ah mid sharci daro ka ah wadanka Mareykanka meelkadhacna ku ah xuquuqda aadanaha.

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (19 posted):

    Layla on 24 March, 2011 12:38:15
    i feel sorry for her and i hope this guy will go to jail and hell too.But i surprised why is she blaming this problem for Somalis? Somalis do not make fun of rape girls or other victims. But we and religion hate a women who make friends of a bad guys.I am tellig Somali girls not to have Haram relationship or call one these phones.Subhanallah
    sadiiq al somali on 24 March, 2011 03:45:28
    subxaanallaah alla kaasi al shabaab haloo geeyo wlh mudankiis amarsiinayaane ciil badnaa kaas yaa ituso aniga saqajaan fowqal saqajaan
    ahmedyusuf on 24 March, 2011 11:30:19
    waxaa jirto datka qaarkood in ay waxaa sameyaan ay xishood iyo anshax xitaa qabin waxa laga jarayaa walaahisa iyo inta ladalatay ishalah ilaah ayaa kaween dabaal deh
    on 24 March, 2011 01:22:57
    Maxaa geyay mesha laguxogay?
    Waa gabar looraxeeyay oo maqsuud in ay katahay loo ogaado jecel weeyan.
    Show iyo shaaciro waaye waxeey wato.
    ALI on 24 March, 2011 09:36:02
    saiiq alisomali adiiga iyo wixii ka danbeeyo oo dhan ayaa u bahan in loo geeyo alshabab ma hilmanten gabdhaha iyo xasaaska aad kufsaneysen inu ilahey idiinka gudayo soomali oodhan hadii aad xaqiiqada aad shegi weysen wad ogtahay dad badan aya waqtiigan xamar kunool oo kufsadaen boqalal ama kumanan marka waa waqtiigi ee waxas waa iskacadii waa wax aad gacantiina ku gashen.....
    caaliya on 25 March, 2011 04:52:20
    It is clear that she is lying, she could have gone to the police first time instead of continuing his demands.
    Sadaad on 25 March, 2011 03:32:11
    Gabdhaha iyo xasaska idinga ayaa duleeyay oo dugsiki ay kujireen dibada ugasaaray marka waxba ha iskadhikina dad laduuban dumarka Somaliyeed.Saaqid iyo washeensi talo aan laheen badihiin.
    saado cali warsame on 25 March, 2011 10:32:46
    subxana allah waxan u malynaya in cidi rumaysan karo allah ka baqo xishood beenta iska daa cidna may ku xoogin.
    Sahra on 26 March, 2011 04:33:34
    walaahi an kuraday ee waxa gabdha lagu samanay wax aad uqaltan inta kabdha lakuf sado hadana lacaayao hadana rag iyo naagba larumaynayo in ay been shegaso aniga laftayda ayaan waxaan aaminsanaa xiligaan in aan wax lafan ooninkii raba nag xalal iyo xaranba uu helikaro baan kabar tiri wala kufsaday aan u arkay in aay been shegaso ee arkay inaan siktay anoo cimri ah hadii gabadhayari ay run taha waxa ashegso wuxuu arki toonaa inqaab xanuun badan inshala
    wardo on 27 March, 2011 02:40:53
    waan kaxumahay wixii kugu dhacay waxaa tahay gabar somaliyeed,oo joogta meel lagugu xad gudbi karin oo xaquuqdaada laguu soo celinaayo ee hawalwalin sanooyin ayuu sooliqidoonaa insha alaah.SAADO, adiga dhahaayo laguma xoogin ma' waxbaa ka'ogtahay in ay runtahay inkale.wax iskula har.
    aweys on 28 March, 2011 02:19:46
    Koow run ahaantii qoftaan ma fahmin filinkeeda. coz wakhtigii waalaga baxay aan maqli jirnay wa ku sheegaya ama sawirkaagan bixina ama waxaa waxaa samey. macquul mahan waxaas laazim wax kala jira run xaqiiqda dhabta ah kamey hadlin naagta. teeda kale ninkaa iyo waxa la midka ah maxa baray.waxaa kale is weydiin mudan gabdha badan oo teenage ah ayuu heysta ayey tiri ma isku meel u ku heystay hadey tahay haa meey policeka u geyso halaga so qabtee. somali weligeed yey inteey wax isku qasaney wax aan macquul aheyn dadka u sheegan. wa aniga koleey san u fahmay allahu aclam xaqiiqda koley.
    Abdinu on 29 March, 2011 03:30:50
    walaashiis khalaq qof walba ayuu ka dhacaa meeshaas isaga guur magaalo kalena deg ka dibna nolol cusub ka fur illowna wixii hore ee dhacay adiga laftigaa khalad ayaa sameysay balse ilaah u toobad keen isagana saqajaanku ilaah ayaa ka jarayaa oo meel xun buu ku danbeynayaa ee walaashiis ilaah u laabo naftaadana wax ha u gaarsiin w,s salaam
    Hnda on 29 March, 2011 09:51:37
    hubaal waa been sheekadeeda gabadhaan inaga mareekan la joogna qofka marka kowaad ee la fara xumeeyo buuna policeka u yeera, laakin maalmo kadib baan ka hadlayaa, ma socoto sheekadaas eedo wiilasha adiga isku dhigay, tan kale halkee dhaqankeena gabdha ku abuse gareyaan beenleey aniga gabadh ah kuguna gacan seeraya saa dhaqankeena gabadhahaa waay sharfaan hadii cid la beeniyana wiilasha la hor beeniya gabadha madaxa baa la saara ee Umada soomaaliyeed iyo dhaqankeena wacan ha ceebeysan, Raaxada adiga u bareeraye u adkeeso in sawiradaada la qeebiyo. Eey ina xun. Inta Paltalk ka soo kaxeesatay beey hadana Naceebeysaneesa.
    f. jama on 30 March, 2011 09:19:09
    why did she cover her face. if she is the victim, and second, why did not she contact with the authority. ladies read more books where ever you live, and do not put your culture on the table. no-body wants that. take care, be strong.
    Abdi on 01 April, 2011 07:30:53
    Wax walba waa qdar alle Bal samir alle cafis weydiiso tan waaba kuugu dhacdee ka fiirso aduunka wax walba waa la arkaa
    waliishana gabdhaha wey idin dhaleen wey idinla dhalatey way idin dhaxdey waxaan waa wax qornaa marka gabadha yaan la niyad dilin , kan ku sameyyena alla ka aarido maalin uun
    on 01 April, 2011 09:16:17
    Waa lixoogay in ay caan kunoqodo beey rabta aqlikeeda sheekadan mahinee dukale mahaysa abaay.
    on 03 April, 2011 12:52:42
    Gabadhi rabta in ay caan noqoto waxeey suuqa kashata waa leyxoogay maxaa lakaxoga suuqa uu yaala isaka oo dubeey taano ah.
    CNA Earn on 06 April, 2011 10:02:42
    An impressive share, I just given this onto a colleague who was doing a little analysis on this. And he in fact bought me breakfast because I found it for him.. smile. So let me reword that: Thnx for the treat! But yeah Thnkx for spending the time to discuss this, I feel strongly about it and love reading more on this topic. If possible, as you become expertise, would you mind updating your blog with more details? It is highly helpful for me. Big thumb up for this blog post!
    Keysar on 07 April, 2011 05:06:38
    Nin baa nin kale ku yiri, shaydaan hooyadiis buu ghulka ku jiiday,markaas buu yiri ma sameeyey? markaas buu yiri"HAA"

    Markaas buu yiri shaydaan waa aqaanaa oo waa yahay nin hooyadiis dhulka ku jiida, hooyadiisna waa istaahishaa in dhulka lagu jiido.

    Man was talking to his friend and said, you know that Satan has drugged his mother on the ground? the other man said did he? said yeah!

    I know Satan will do that, and his mother deserves this.

    If we take her version of the story, she made herself available and vulnerable to even worse.
    People cross their boundry and yet expect to be honorred here and after. The biggest scandal is coming on the big day. Now you have the best chance to repent sincerely to lord(Allah) before is too late.
    There are three steps to do this:
    1) You must come off the action and decide what you committed was extemely wrong, scandalous.
    2)Never,ever do it again.
    3) Regret it very severely.

    May then allah accept your repent.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    2.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0