citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Maqaal

    Maqaal


    COL KU DHAC OO TUUGO KU CIDAMISAY (PART 1) (Daawo Video)

    Waxaan markale go’aansaday inaan dib u soo qaato Keyboardka si aan wax uga iraahdo xalada murugta leh ee dalkeeni ku suganyahay.Waxaa hubaal ah in ay
    Full story

    FAAIDOOYINKA CAAFIMAAD EE SALIID MACSARADA

    Saliid macsarada waxaa la isticmaali jiray kumanaan sano ka hor oo hindida iyo shiineeyska ayaa u isticmaali jireen daawo lagu daaweeyo cudurro badan waxaana loo ...
    Full story

    Khudbadii Jamcaha Sh. Qardhaawi Boolis Isku Wiciddii Masaajidda La Iska Cayrinayey Ee Canada Ka Soo Bilowmay Ayaa Minneapolis Ka Dilaacday Gaaladana Masaajidka Looma Fududayn Karo In Ay Soo Galaan (Dhagayso)

    MINNEAPOLIS:- Imaamka Masjidka Shaafici Sheekh C/qani Qardhaawi ayaa noqday Imaamkii ugu horeeyey ee jooga Waqooyiga America oo ka hadlay qadiyaddii foosha xumayd ee ka dhacday ...
    Full story

    Rag Maxkamad ku taal Mareykanka ka sheegay inay ku biirayeen Al-Shabaab.

    Laba nin ayaa ka hor-qirtay Khamiistii shalay maxkamad ku tallaa magaalada Newark gobolka New Jersey ee dalka Maerykanka inay doonayeen inay ku biiraan Xarrakatul Shabaab ...
    Full story

    C/qani Jeenyo oo loo magacaabay la-taliyaha Farmaajo ee Dhalinyarada & Isboortiga (Daawo Dukumentiga)

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta xil la-taliyenimo u magacaabay C/qani C/llaahi Hilowle (C/Qani Jeenyo) oo ah Guddoomiyaha Dhalinta cusub ...
    Full story

    Waaliga Cusub Ee Wilaayada Islaamiga Ah Ee Gobalka Banaadir Sheekh Maxamed Xasan Cumar Abu C/raxmaan Oo Iyo Wax Qabadkiisa Cusub (Daawo Masawiro)

     Waaliga Cusub ee Wilaayada Islaamiga ah ee Gobalka Banaadir Sheekh Maxamed Xasan Cumar Abu C/raxmaan, ayaa kumaan Masaakiina dagmada Kaaraan ugu qaybiyey, Raashin iskugu jira ...
    Full story

    Golaha Baraarugga Islaamka oo Fasiray Riyadii Sheekha Suufiyada Galgaduud ee Ku Saabsanayd Kacbada Dhuusomareeb la Keenayo (Dhageyso Riyada Sheekha)

    Horta intaadan qoraalkan gaaban akhrin bal dhageyso riyada sheekha oo ka yar labo daqiiqo:Dhageeyso Horta lama hubo riyada oo waxaan horay u maqalnnay suufigii lahaa: ...
    Full story

    Wikileaks oo soo Bandhigtay Caddeymo Sheegaya Xiriirkii Dhexmaray “Salafiyo” Soomaaliyeed iyo Maraykanka. Sheekh Abyad oo sidii Keyse loo Cabsi Geliyey oo Ogolaaday inuu Dacaayadeeyo Shabaabka iyo Mujaahidiinta.

    Golaha Baraarugga Islaamka:- Iyadoo aan la aqoon Wikileaks baan biloownnay inaan soo bandhigto xiriirka u dhaxeeya Maraykanka iyo niman sheegtay wadaaddo Soomaaliyeed. Arrimahaasi waxay ahaayeen ...
    Full story
    image

    Suxufiyadii Canadian-ka ee Somalia lagu afduubay oo caawineysa Haweenka Soomaalida.

    Suxufiyadda Amanda Lindhout, oo u dhalatay dalka Kanada afduub ahaanna loogu haystay Soomaaliya muddo sannad ka badan, ayaa Sabtidii billowday howl samofal ah oo ay ...
    Full story
    winsor_819820124.jpg kids_learning_891332612.jpg prayer_486072398.jpg prayer__time_531036670.jpg Read_Quraan2_478307109.jpg
    Featured author
    Yusuf ahmed sports and news
    Powered by Vivvo CMS v4.0