Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | Video | Daawo 15 jir xaafida Quraan Soomaali ah oo ku guuleeystay kaalinta koowad tartan lagu qabtay U.E.A Dubai

    Daawo 15 jir xaafida Quraan Soomaali ah oo ku guuleeystay kaalinta koowad tartan lagu qabtay U.E.A Dubai

    Font size: Enlarge font

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (11 posted):

    Abdiladiif on 09 September, 2008 04:36:25
    Mashaa Allaah xafidul Quraan waa nin aad u nasiib badan Illaahay ha xafido aamiin
    Abdiaziz Hussein Haji on 10 September, 2008 08:42:17
    Maashaa allaah Ilaahey ha ku hafidho waaalidkaagana Ilaahey raali ha ka noqda. waa in waaladiinta ay caruurtooda ay sidaa ula dadaalaan
    Ilaahey ajir &xasanaad ha kaa siiyo
    Abdirashid on 10 September, 2008 08:54:49
    Mashaa Allaah waxaan leenahay Rabi Baarak wa hanii calaa waalideeyhi malinta uu u galin doono Taajka ee malinta yomul qiyaamo , Bushraa ya Akhii waxaad tahay Xidigihii dhulka waxaan ku leehay illaahey ha badiyo amsaalkaga waxaad tahay oo aad ka mid tahay intii umada Somaaliyeed madaxooda kor ka yeelay maxaa yeelay waxaad ka timid meel aan dowlad leheen ee waxaan u sheegayaa wadamada usku sheegayo in eey islaam yihiin , iyo inta eey ku kharash galiyaan wax aan faaido laheen ama macrado laga furay meel aan wax ugu bahnen sidii yurub oo kaleh waxaan dhihi lahaa war Rabigiina ugu baqa ee lacagta aad galineeysaan meelaha aan loo bahneen galiya dadka masaakiinta ah ee u diyaar ah in eey u qidmeeyaan diinta Islaamka .
    Wabilahi towfiiq
    mataan on 10 September, 2008 03:07:58
    maasha allaah illahow xafid sida uu quraanka u xifdiyay waa farxad somaliyeed oo aanan maanta haysan wax badan ay ku farxaan
    mohamed on 10 September, 2008 11:37:22
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مشا الله masha allaah runtii waa yar nasiib wanaagsan maxaayeelay maanta majiro waalid sidaan ookale ilmihiisa ula dadaali karo hadeey jirtana boqlkiiba waa hal ama labo marka waxaan leeyahay soo bar baar اخئ waana kugu rajo weeynahay ina maanta dhibka nahayo aad naga qaadi kartid ilaahay kasakoow realy waan ka helay siduu u aqrinayo soo bar baar walal
    axmed ontorow on 11 September, 2008 11:37:53
    masha alah ilahow xafid isaga iyo walidkisa iyo macalimintisaba rabiyow naxariis sii walidki ku ilaliyay barashada quranka yaa raxamnu ral raxim ilahow xafid
    mahmoud mohamed on 12 September, 2008 03:59:12
    anigoo ah jaaliyada ku nool dalka emaratka carabta waxaan hambalyo u dirayaa soomalida dhamaanteed meel kasta ay joogto fadliga bisha barakaysan ee ramadaan iyo qaas waalidiinta wiilka ku guulaystay tartanka quraanka lagu qabtay dalka emaratka carabta magaalada dubai ilaah ajir ha ka siiyo dhamaan intii ka qayb qaadatay iyo abaabulka wiilkaas
    h mohammed on 13 September, 2008 03:08:43
    asalamu c,w,w waxaan halakaan kasalmayaa wilka somaliga ah ee dadaalka wey ay u geleen waalidkii iyo waqtiga qaaliga ah la geliyay ilaahay ajar haka siiyo asigana ilaahay haku sugo diinta islaamka .dadka naga soomaaliyeed waxan u dirayaa fariin iyo in ay ku daydaaan wiilkeena yar wsa;amu c,w,w
    umad alla on 14 September, 2008 05:56:02
    Masha allah ilaahow dhowr isaga&inta lamidkaaba. weliiin aadilmasomaliyey qaadi jirteen quraanka (c/wahaab yare)waa giinabada uu kaqaadey saudiga.illaah ha'idin wada dhoowro.aamiin.
    Sulekha on 16 September, 2008 05:29:12
    AAWW,
    I am so proud of you. Maansha Allah. The new generation of Somalia are not doomed. There is a hope and you are the light of Somalia now. Congratulations.
    Sulekha
    muhumad yusuf on 17 September, 2008 10:07:07
    Mabruuk yaa caamir waxaan kuu rajeyhaa cimirdheer iyo in ilaah cilmi waasac ah ku siiyo caruurta somaliyeedna ow ilaah u fududeeyo barashada diintoota walidkaana alaha ka raali noqdo iyo dhamaan inti wax ku soo bartay amiin

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    3.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0