Linkz


Aminarts.com
Ilaqosal.com
Calanka.com
Cisaleey.com
Hiiraan.com
allceeldheer.com
dadkeyga.com
dayniile.com
dooynet.com
Maqaal.com
markacadey.com
lilytube.com
Cadale.com
jowhar.com
somalinet.com
Wadanka.com
somaliswiss
Somaliweyn
Somalisc
muuqaal
calayaale
qaranimo.com
Newbanadir
Rate this article
Comments (1 posted):
FIIRA GAAR.
waxaan idinka digayaa in aad iska ilaalisaan askarta oo mar waliba isoo dhiibaya maxaa yeelay waa makiido oo cadawaga sameeyay waa markeey awod wayaan in eey ciribtiraan Mujaahidiinta taasne waxaa isticmala Yahuuda iyo waxa la shaqeeya ee waxaan idin leehay ha tusinina meelah muhimka ah iyo madaxda meelah eey joogan iyo melaha hubka idin yaalo iyo waqtiayada oo dagalka qadeeydaan iyo iska ilaaliya in eeysan idin dhax dhigin waxa layiraahado (cips) ama shibs- taas oo hugamiyo sawariiqda lagu dilo madaxada marka cadawagne iska ilaaliya marka inta aad ku faraxdaan in eey is soo dhiibeen cidan oo itobiyaan eh iyo kuwa dawadhilif ah waxaan idin leehay fiiro gaar u lahada walaalayaal adinkoo Rabi tala saaranayo waxaan idin leehay qof waliba oo ka tirsan cidankaas ee si daacad ugu dagalamayo diinta Rabigeena oo waxaan ka wadaa askari iyo sarkalba ( ama amiir iyo mujaahidba ) in aad kala danbeeysaan oo is dhoortaan adinkoo fiirinin kani waa reer hewal iyo kan amiirka ah waxaan leehay reer hewal ama reerkaga kaliy ha soo aruursan lakiin hadii aad daacad tahay qof waliba wa aaminkartaa adoo is ilaalinayo oo waan kugu racsanahay in eey noqdaan kuwa ku ilaalinayo kuw kuu dhaw oo lakiin ah kuw diinta ku dheer marka intaa warka waa ka badanyahy lakiin intii aan jacleestay in aan kaga qeebgalo dagaalkaas intaan ayaan hada idin soo hormarinayaa ee waxaan leehay Rabiyoow u kalmeey sidii aad ugu kalmeeysay cidankii xarbu BADAR.
wa sakaam qitaam .
Salaamu Caleeykum Waraxamtulahi Wabarakatu
Post your comment