Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | News | Qarax xoogan oo goor dhawyed ka dhacay magaalada Baydhabo oo lala beegsaday Cismaan Caato iyo Prof.Dalxa. (Dhageyso)

    Qarax xoogan oo goor dhawyed ka dhacay magaalada Baydhabo oo lala beegsaday Cismaan Caato iyo Prof.Dalxa. (Dhageyso)

    Font size: Enlarge font

    Qarax aad u xoog Weyn  ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta baarlamaanka federalka Soomaaliya. Qaraxan oo laga maqlay meelo fogfog ayaa ahaa sida la sheegay kii ugu weynaa oo lala beegsaday cawaa Cismaan Caato iyo Prof.Maxamed  Cumar Dalxa.

    dhacdoonyinka manta
    Magaalada Baydhabo  oo roobaba ka da’ayaan hada iyo cabsi dadka haysa iyo weliba xiliga oo habeen ah darted ayaan lala dhaqaaqi Karin.

    Dhageeyso

    Lama oga cid wax ka soo gaareen qaraxaas iyo hadii ay jiraan cid loo qabtay.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0