Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | News | Dagaal Culus oo caawa deegaanka Jirmi ee degmada Dhoobley ku dhexmaray Maleeshiyadi Hiirale iyo xoogaga ..(Dhageyso)

    Dagaal Culus oo caawa deegaanka Jirmi ee degmada Dhoobley ku dhexmaray Maleeshiyadi Hiirale iyo xoogaga ..(Dhageyso)

    Font size: Enlarge font

    Warar goor dhaweyd aanu helnay ayaa sheegaya in xoogaga Islaamiyiinta ee cayrsanaya maleeshiyadii ka baxsatay Kismaayo iyo maleeshiyadaasi oo uu la socdo Barre Hiiraale dagaal adag caawa uu ku qabsaday deegaanka Dhoobley ee dhaca xadka Kenya iyo Somaliya.

      dhacdoonyinka manta Wararka dagaalkaasi ayaa aad u kooban balse waxaa la sheegayaa in dagaalku xoogiisu uu ka dhacay deegaanka Jirmi halkaasi oo laga maqlayay daryanka madaafiicda iyo rasaasta nuucyadeeda kala duwan.

    Dhageeyso

    Waa goobtii 3aad ee maleeshiyada Barre Hiiraale ay dagaalka ku galeyso tan iyo markii laga soo cayriyay magaalada Kismaayo oo ay kala wareegeen xoogaga Al-Shabaab oo gacan ka helaya shacabka iyo dhalinyaro diimeed deegaanadaasi u dhashay.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0