Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | News | Xildhibaan Barre Hiiraale iyo Maleeshiyo uu wato oo ka gudbay deegaanka Xayyi kuna sii jeeday gobolka Gedo. "Dhageyso"

    Xildhibaan Barre Hiiraale iyo Maleeshiyo uu wato oo ka gudbay deegaanka Xayyi kuna sii jeeday gobolka Gedo. "Dhageyso"

    Font size: Enlarge font

    Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo isaga iyo maleeshiyada beeshiisa ay kasoo cayriyeen Kismaayo xoogaga Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu ka gudbay dhanka deegaanka Xayyi ee u dhexeeya Quuqani iyo Afmadow isagoo kusii jeeda gobolkaasi Gedo.


    Barre Hiiraale iyo maleeshiyadiisa ayaa dagaal xoogan ku qabsaday deegaanka xayyi maanta duhurkii waxaana aad u adag in faah faahin dheeraad ah laga helo dagaalkaasi iyo waxyeeladii uu geystay.

    Dhageeyso

    Maleeshiyada Barre Hiiraale ayaa kusoo jeeda gobolkaasi Gedo halkaasi oo laga yaabo in ay kasi sameeyaan abaabulo dagaal oo ay isugu dayayan in ay dib ugu soo ceshadaan gacan ku heynta Kismaayo.

    Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deganeyd maanta iyadoona dadka ku dhaqan magaaladaasi siyaaba kala duwan ay u arkayeen xoogaga Islaamiyiinta ee la wareegay magaaladaasi.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0