Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | News | Waxaa Maalintii sadaxaad soconay kulankii ay yeelanayeen wafuuda ka kala socota DKMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta(Dhageeyso)

    Waxaa Maalintii sadaxaad soconay kulankii ay yeelanayeen wafuuda ka kala socota DKMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta(Dhageeyso)

    Font size: Enlarge font

    Magaalada Djibouti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa  waxaa maalintii sadaxaad ka soconaya kulamadii ay yeelanayeen xubnaha ka kala socda DKMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta  iyadoo maalintii shalay ahayd ay magacaabeen gudi ka kooban 64 xubnood oo ah ku loo xilsaaray arimaha amaanka

    Wafuuda  oo albaabada ay u xiran yihiin ayaa  warar aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo waxa ay sheegayaan  in laga doodayo arimo ku saabsan sidii looga dhabayn lahaa wax yaabihii la balan qaaday taas oo dadka udhaga taagayaan

    Guddiga labada dhinac ee haatan ku shiraya magaalada Djibouti ayaa waxaa lagu wadaa in au8 mbakhoolaan halkaasi iyo dalka Sacuudiga taas lagu madalsanyahay in lagu saxiixo axyaalaha dhab ta ah

    Dhageeyso

    Heshiiska ayaa ugu horeynba lagu wadaa in la dhaqangaliyo xabad joojin taas oo ah qodobada ugu waaweyn ee la is ku hayo islamarkaana la bilaabo in gudiga loo soo diro mdalka soomaaliya Waxaan illaa iyo haatan si cad loo ogeyn sida uu ku  suuroobi doono waxyaalaha la isku hayo iyo waliba in la dhaqaajiyo heshiiska waxaana jira in labada  xubnood  wali ayn ka maqanyihiin xubno iyaga muhiim u ah in ay wax laqabtaan

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (1 posted):

    Abdirashiid on 20 August, 2008 11:21:00
    S/C .
    Runtii walaalayaal waxaad aragtaan waxa ka dhacaya aduunka sida wax u socdaan waad aragtaan in eey soo baxeen ama doonayaan in eey noqdaan quwada ugu sareeyo Aduunka ( waa qolada layirahado America ) runtii waxa socda waad aragtaan sida uu wax u maamulayo ama uu waxa u wado walaalayaal hadaad runta doontaan Axmarada kama baxi doonaa Somaliya Maxaa yeelay waxaa loogu sheekeeyay dadkaan waad la socotaan in eey idin sigeen oo eey doonayen in eey qabtaan dagaalkii 77 marka hada waa idin jilcinay hubne waakan ee inta gashaan oo aad qawataan kadib waxaad heleysaan bad iyo dhul waxaadne ku adeegataan ninkii aad mar hore idin xirnay oo ku cabsiisiya hadii uu diido in mar labaad aad xiri doontaan m iyo kuwo dawadhilif ah oo uu ku soo gadtay lacag , marka waxeeyn leenahay ninkaas uu asigaba ku nool beer uusan laheen miyaad ka sugeeysaan in uu u naxriisto umada soomaliyeed . waxaa kaloo aan wax u sheegayaa dadka usku sheegayo in eey ku dagalamayaan dinta oo eey doonayaan in eey xureeyaan umada soomaliyeed runtii waxeeynu leenahay hadii eey dhab idinka tahay dinta aad ku dagaalameeysaan waad guleeysandoontaan hadii eey idin tahay kursi iyo lacag runtii Rabigeena been looma sheegi karo lakiin hadii run idinka tahay waad gulesan doontaan . waxaan u soo noqon dad weynaha walaalayaal horta Rabi hadiin naxriisto oo dhibka idin haysto Rabi ha idinka qaado waxaane soo dhow Bishii barakeysna ee Ramadaan , waxaan idin dhihi lahaa war dadyoo waa imtaxanantihiin ee Rabigiin u noqda ee koleeyba wax farahiin kuma jiro waxaad yeeshaan habeenkii saqda dhexe inta soo kacdaan laba rakcadoot dukta oo Wanaas Niyaam oo Rabigiina tuuga taas ayaa idin dhaanta inta aad fiirineeysaan wax shirka ka soo baxayo ee u dhaafa waxa meesha usku haysto maxaa yeelay waxeey idinka mash quulinayaan tii aakhiro marka iska ilaawa waxa ka socdo calal aqal tii aduun hadaad wayseen yeey idin seegin tii akhiro intaas waa iga dar daaaran hal hadal ayaan idin xasuuninoo eey dhaheen dad la yiraho reer xamar waxeey dhaheen ( Ilaahey aya Joogo) marka waxee igu yirahdeen hadalkaan anaga kaliye ayaan dhihi jirnay lakiinmarka aan soo dhoofnay dad badan oo nagu qosli jiray oo hadalkaas na dhihi jiray kaftan ahan ayaan aragnay in eey ka soo dhoofan wadankii marka waxaan leehay umada soomaliyeet war weeyne imtaxananahay ee
    Haloo laabto Rabigii Na uuntay ,oo xasuusta ma ii sheegi kartaan wixii taajiriin ah xagee bey aadeen oo meyeey qateen guryahooda iyo malkooda m awi boqorkii fahad oo miyuu qaatay betroolkii iyo dahabkii, madax dii wadanka usoo taliyay oo ilaalinjiray cidanka garka u aha ee fadlan fiiriya wax u danbeeya kuwa ka shaqeeya in umada somaliyeed saan loo dhameeya runtii rabi ayaa ayagane ku maqan aniga waxaan idin leehay war dadyoo u laabta Rabigiina intii Nafta idiku jirto wan xasuusta hadii aad ku dhimataan adinkoo sidaas ah waxaat tihiin shahiid intaas waa iga talo walaaltinimo ah .
    wabilahi toowfiiq
    akhuukum fi laah / Abdirashid ( Bilfaqi)

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0