Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | News | Madaxda dowlada FKMGS ayaa maanta lagu wadaa in ay u anba baxayaan dalka Ethiopia iyadoo qaar ka mid ah ay diidan yihiin (Dhageeyso)

    Madaxda dowlada FKMGS ayaa maanta lagu wadaa in ay u anba baxayaan dalka Ethiopia iyadoo qaar ka mid ah ay diidan yihiin (Dhageeyso)

    Font size: Enlarge font

    Dhageyso-14 AugSubax nimadii saaka ayaa wadooyinka soo gala airport waxaa lagu soo daadshey ciidamo farabadan iyadoo saacadaha soo socda lafilayo in ay ka duulaan garoonka diyaaradaha aadan cade airport madaxda dowlada iyo mas uulinkale oo lafilayo in ay gaarayaan dalka Ethiopia.


    Saraakiil ka tirsan dowlada FKMGS ayaa waxaa ay sheegayana in lagu guul daraystey heshiis kii la dhex dhigay madaxweynaha dowlada iyo maamulka nuur cade iyadoo saraakiisha ay sheegeen in lagu heshiisiiyo dalka Ethiopia.

    Dhageeyso

    Wadooyinka soogala airpotka iyo wada weyn ee km4 ayaa gabi ahaan saaka xiran iyadoo marka lagu arkayo ciidamo is ku dhaf ah oo gaadiidka ka celinaya in ay is ticmaalaan wadooyinka. Wararka lagahelayo xafiiska madaxweyneha dowlada FKMGS ayaa waxaa ay sheegayaan in madaxweyne abdulaahi yusuf uu ka baaqdey safarkii saaka uu ku aadilahaa dalka Ethiopia iyadoo loo malaynayo in uu safarkaa manta baaqdo wallow dadku ay leeyihiin madaxweynaha ayaa diidan bixitaanka Ethiopian

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0