Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | News | Halkan ka dhageeyso Fuad shongoole dhwiciisa ka dib qaraxii shalay. (Dhageeyso)

    Halkan ka dhageeyso Fuad shongoole dhwiciisa ka dib qaraxii shalay. (Dhageeyso)

    Font size: Enlarge font


    Walaalayaal markii aan arkay Qamiiskeygii cadaa oo dhiig ka buuxo walaahi aad ayaan u farxay, laakii markii dambe oo aan arkay in aan aduunyada ku sii baaqi noqonoyo aad ayaan uga naxay.

    Waayo waxaan islahaa shahaadadii aad raadineysay illaahey meel wanaagsan oo Masaajid ah kaa siinayey, laakiin ma ay noqon ayuu yiri Fu’aad oo xaqiijiyey in gacanta bidix in uu ka dhaawacmay laakiin uusan ogeyn in ay jaban tahay iyo in kale.

    Dhageeyso

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (19 posted):

    Ali on 01 May, 2010 02:26:31
    Fu'aad shongole iska ayaa kadambeeyay qaraxii kadhacay masjidka Cadula shideeya ee suuqa bakaraha si uu xasuuqas ugu kasbado shacbiyada uguna duudo raga isaka kasoo horjeda in ay kadambeyeen xashuuqas.Hidlerki Somaliya waa Fu'aad Shongole bamgana wuxuu qarxay kadib markii uu kadusay irida qarsoon ee masjidka ugayala dhanka dambe ee mesjidka indi kudhimadan iyo inti kudhawacantay waxaa kamus'ul ka ahaa Hidlerka Somaliya Fu'aad Shongole gacankudheegle xasuuqay shacabka Somaliyeed.Wabilaahi towfiiq
    wayo arag on 01 May, 2010 02:28:37
    walaalahey soomaaliyeed waxaan weydiinayaa dadkii hore ee lalabeegsan jiray qaraxa muslamiin ma,aheen miyaa
    oo muxuu fu,aad shangoole markii hore sidaa ugu hadli waayay waxay iila tahay in uu hada xanuunka soo gaaray.
    waxaanse ka xumahay in masjid dhexdiisa
    qarax ay soomaalida is kuula beegsadaan
    Somali National Youth (UK) on 01 May, 2010 02:37:27
    Mara hakayaabin in adigoonlagaa xisaabin umaddii islaamka ahayd ee aad gaaleysiisey jano agmareysid iska daa wax kale . qofka muslima Muminka ah waa kan laga amaan helaa Carabkiisa . mar waliba xusuusnoow inaad xasuuqday umad aan waxba galabsan yoom minal ayaam ahna lagaa abaal marin doono . Cadaabka alaahna waa uu idin sugayaa adiga Fu'aad Shongole - Xasan Daahir - iyo -Cali Dheere
    Sadaad on 01 May, 2010 03:45:27
    Umadda Somali ha ufiirsadaan talabada ay kuhayaan khawarshta iyo tabaha xeladeesan marwalba kudhibadeynayaan shacabka Somali.Ninkan leh miiski aan ku aqrinaayay hostiisa baala'idhiga miinadan qaraxda si la'iqarijiyo waana kafakaday oo waxba igumakarin halkiladhikayna aan kawarhayno sidi waxloogunoqday iyo dhimashada dhawaca inta uu le'egyahay waa shagimadoonto in uu hayahay shaqsika iska dhigay halkaas kadibna uu kabaxsadal goobdi umaddana kulaayay.Masajidka waa goobta loka arimiyo shabaabka hadeysa iyaka kadambeeynin oo aysan dhigin miinada waxaa lesweydinaya markiiladhigayay halkeey jireen ileen har iyo habeen masjidkaas maahan masji faruq noqda oo waxaa kusukan ilalada shabaabka iyo tagarayashoda mawaxaa laku aqriyay indhosarcaad marki ladhigayay halkaas miinada musibada kesatay waxeey rabaan meynoshekayaan shabaabka.
    SOOMAALI on 01 May, 2010 04:37:03
    ALXAMDULILLAAH,IN SOOMAALIDII AY HADDA OGAADEEN XAQI,IN AAN LA QAYAANI KARIN MAR DAMBE,RIWAAYADAAN UU ATOORAHEEDU YAHAY SHONGOLE...WAA BRUTTO OO DHADHAN MA LEH ...BEENTEEDANA AAD IYO AAD AYEEY U GAABISAA,MARKA WAXAAN FARIIN TOOS AH U DIRAAYAA SHAQSIYAN FUAAD SHONGOLE..FURSADAADA WAA DHAMAATAY,,WAANA MARKII UGU DAMBEEYSAY EE AAD DAD MUSLIN AH XASUUQDID INSHA ALLAAH.WABILAAHI TOWFIIQ
    suuban on 01 May, 2010 04:53:54
    hadey dinta ay sheeganayaan ay run katahay jihaadaka waxey kabilaabi lahaayen puntland&somaliland ileen waa mesha ay kasojedane
    on 01 May, 2010 05:20:29
    SUCDI.
    WAXAAN AAD IYO AAD UGU FARAXSANAHAY SHANGOLE IN UU SAN DHIMAN WAXAAN JECLAHAY IN UU SILIC IYO XANUUN KU NOOLAADO.WAXAAN KALOO KU FARXAY IN UU ILAAHEEY DHADHANSIIYEY XANUUNKA IYO QARAXA UMADDA MASAAKIINTA AH UU KU HAYEY.WAXUU SHEEGAY GAALO AYAA KA DAMBEEYSAY WAA LAGAA DIIDAY WAAYO QARAXYADAAN WAXAA YAQAANA SHABAAB IYO XISBUL XASUUQ,MARKA BAROORTAADA ADEEY KUU TAALAA SHACABKA SOOMAALIYEED AAD RAFAADKA KU KHASABTAY UMMA TAALO.WAXAA KUU SOO HARAY DIINTA ISLAAMKA ADIGA NABI MA TIHID OO ILAAHEEY SOO DIRSADAY DIINTAANU RABIGEEN ISAGA AYAA DIFAACANANAAYA,DIINTA AAD ADIGA WADATID WAA MID KUU GAAR AH EE DADKA AAD GAALADA KU SHEEGEEYSID HAKU MARMARSOON OGOOW MAANTA CID KUU NAXEEYSO IN EEYSAN JIRIN WAAYO DAALIM BAA TAHAY.ILAAHEEY HA I CAFIYEE WAAN KU FARXAY CALAACALKAAGA QAABKA DARAN,MIYAAD ILOOWDAY WAX GARADKII,ARDEYDII CULUMADII IYO HOOYOOYINKII AAD MIINADA KU QARXISAY.EEBE WAXAAN KAAGA BARYAYAA IN AAD KU NOOLAATO SIDA UU MAANTA SHAROON KU NOOL YAHAY QOFKII UMADDA ILAAHEEY DHIBAA SIDAA BAA U DAMBEEYSA.
    maxmed yare on 01 May, 2010 05:33:38
    aslaamu calykum waxaan dhihi lahaa shangoole haddii aad janno sidaa aad ku gashid dadka caalamka ku nool oo dhanna cid naar galayso ma jirto kaw ninka naarta galaaya waa adiga shaydaan yahaow aan shar wax aan ahyn ka shaqeeya imsaad qarax u dhigtay arday soomaaliyeed imisaad gawracday oo xalaal quudata ah adiga gaalnima waad dhaaftay janno in aad gasho iska daayee carafteeda xitaa arki maysid balaayo hakugu dhacdee
    amran on 01 May, 2010 05:47:43
    Yaab badabaa! ninkaan waalan ee dhaahyo dhimashda waan jeclaan laha ahadii uu yahay mid ka run sheegayo muu jiida hore dagaalka galo amba waa kan dhalinta marin habaabinayee muu isaga miino isku xiro! mujrim naarta ilaha ha ku fogeeyo insha allah isagaaba dadka laaynayo markaas ayuu leeyahay jano jano ialah kuma tuso dheh insha allha
    Jannagale on 01 May, 2010 05:59:57
    Ummada Somaliyeed ee islaamka ahaw ee Ahlusunna waljameecada ahaw, waa in aad isugu tagtaan oo aad qabsataan dhamaan Suuqa Bakaraha oo uu ku jiro masjidka Abdalla Shideeye, kana saartaan Khawaarishta dhiiga dadka Bani,Adamka ku raaxaysta!!!
    Xiimaay on 01 May, 2010 06:17:21
    ASALAAMU CALEEYKUM.DHAANTIIN IN TII SOO QORTAY COMENTS KAAN WAXAAD KU' WAALATEEN SHANGOOLE. WAR SHAN GOOLE WAA HAL NIN OO UMADEENII KU DHAMEEYEY QARAX IYO GAALEYSIIN. MAR KA ASAGII AYAA MASKAXDA IDIN KA GALEY,EE MEEQO QO OO SAAMAALIDEENI CAADIGA AHAY EE ODAYAAL IYO DHALIN BA AHEED KU DHAMAATAY ,MID DHAHAAYA OO CALAACALAAYA UMADAAS GADOON KA LAGU RIDAY MA JIRTO, SHANGOOLE WAA SHAQSI MAAFIYADII TALYAANIGA LAGU SHEEGAAYAY AH, QOF ARINTAAN SAMEE YAYNA ILAAH AYAA OG ASAGA AYAANA KA BATYAYNAA IN UU UMADA NOOGA QABTO KU IS QATXIYA.
    karinle on 01 May, 2010 09:06:12
    KU Naagta maangaabka ah ee sucdi ku soo gasha waxaan ku oran lahaa waxaa tahey maangaab aan diin waxba ka agoonin , badow ah, oo inyar oo somali ah baratey, hadii aad naag wayn tahey u hadal sidii wax garad hadii kale iska aamus.
    Islam on 01 May, 2010 09:28:34
    ahlu subag cun wal jahawareer, waxan idin fiican in aad diinta xaqaa barataan oo aad quraafaadka , jahliga iyo fusuqa ka tagtaan intan la idin xisaabin.
    Shugri on 01 May, 2010 10:34:26
    Meesha wixii kadhacay aan aragnay hadii uu saxebkay kabadbaday waan kufaxsanahay ilaah baana madaas iskaleh.Waxaan filaya in saxiibkey uu yahay qibrad iyo xeela fijigan oo kusoo tababartay Wadanka Afganistaan xiliki uu jogay ee aan latagalameynan shuciyadii Ruushka.
    Sida iyo nabadkelyo
    SOMALILAND on 01 May, 2010 11:22:31
    SALAAMU CALAYKUM,
    Walaalayaasha islaamka ah gaar ahaan inta cqligu shaqeynayo waan salaamay, ninka a tirsan khawaarjta diinta ILLAAHAY ka been abuuranaysa ee leh dhimasho ayaan jecelahay intay dadka beenta u sheegayaan ha is qarxiyo markaasuu horay u dhimayayaa oo liiska qaraxa halka hore ha iskaga qoro.
    dhiiga umada iyo xoolahooda ayaad been ku banaysataa wadaad laga baxsado manaan arag alshabaab hortood diinta ka daaya been abuuraqshada towbaduna way furantahay u toobad keena ILLAAHAY.
    abuukar on 01 May, 2010 11:33:01
    SALAAMU CALAYKUM,
    Walaalayaal waan idin salaamay gaar ahaan walaalaha ehlu sunnah wal jamaaca walaalayaal ka xoreeya umada maafiyadan diinta ka been abuuranaysa ee wadaadii ceebeeyay ILLAAHAY ha ceebeeyee naagtan ku soo gashay shukri ee leh sanqole waa saaxiib kay waanu fahanay inuu shanqoole bilaa meher kugu qabo oo ninkaagii yidhi waa gaal anaa kula saaxiibaya waa lahu shaqaanaa alshabaab waxaas.SALAAMU CALAYKUM.
    danbidiid on 02 May, 2010 02:17:06
    war raga aqliga u saaxibka ahoow war ka fiirsada hadaalka aan macnaha sameeyneeynin oo aad halkani ku soo sheegaaysaan u hatla sida rag xaqjir ah wadankiinana faraha wuu ka baxay intaad Al-shabab ku jirteen ayaa wadankiina la baaranayaa idinkana waxaa idin laga dhaadhiciyay al-shabaabayaa saan aha iyo ahlu suufi wabilahi toowfiiq
    danbilaawe on 03 May, 2010 09:03:00
    danbidiidoow ma waxaa leedahay,waxaan xisbul xisbul iyo shabaabkooda waa cumala u shaqeeya dadka wadankeena baaranaaya?
    abdikarim on 04 May, 2010 01:42:27
    Ilaaheey inta aad ka cabsataan, shacabka
    la isku dhex hardinayo aad joojisaan.
    Xisbiyadaan maalin walba way soo bataan,
    kulli mid sax ah ma jiro ee waa wada
    xukun raadis.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0