Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | News | A. Yuusuf oo lagu wado in uu Maxamed Dheere ku Qanciyo in uu Xilka iska wareejiyo kadib markii wada hadal ....

    A. Yuusuf oo lagu wado in uu Maxamed Dheere ku Qanciyo in uu Xilka iska wareejiyo kadib markii wada hadal ....

    Font size: Enlarge font

    Wararka saakay Naga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegaya in lagu wado Saakay halkaasi in uu soo gaaro Maxamed Dheere si uu C/llaahi Yuusuf Ugu qanciyo in uu Xilka uu sheegto ee Gobolka Banaadir uu iska wareejiyo ka dib Culays Yuusuf ay soo saareen gumaysiga itoobiya ee uu u adeego.

    Shalay Galinkii Hore ilaa xalay Fiidkii ayay Madaxtooyadu waxay ahayd meel aad u mashquul badan oo ay iskugu Imaanayaan Ajaaniib Saraakiil iyo Maamulka Mbagati oo ku qancinaya c/llaahi Yuusuf in uu iska daayo Qof walbaa uu la tartamayo sida Geedi oo kale maadaama Nabad la raadinayo ayna tahay in Nabada Dhiniciisa uu ka raadiyo.
     
    Waxaa Kulankii ugu Horeeyay yeeshay shalay Gabra iyo Saraakiisha Hogaamisa Ugandha iyo Brundi Waxayna ku qanciyeen ama ay u sheegeen in uu qaldanyahay ayna tahay in qaladkiisa uu qaato qof walbaahina aan looga hiilinaynin taasi oo uu ku dhalisay c/llaahi yusuf naxdin la sheegay in uusan hadlin muddo daqiiqado ah.
     
    Wararka Saakay naga soo garaya Madaxtooyada ayaa sheegaya In Saakay maxamed Dheere in Yuusuf uu u yeero kuna wargaliyo in uu Dhagaxtuur ku wareejiyo Maamul ku Sheega Gobolka Banaadir

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0